Wsiirka Dastuurka “Meel Wanaagsan ayeey Mareysaa Ka Qeybgalidda Shacabka Ee Doodaha Dastuurka” Sheeko:Dalka Wasiirka wasaaradda Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in meel wanaagsan ay marayso doodda shacabka Soomaaliyeed ee ku aadan arrimaha Dastuurka.… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Cudurka Shuban Biyoodka Oo Ka Dillaacay Deegaanno Ka Tirsan Shabellaha Dhexe Wararka laga helayo deegaanka Maandheere oo ku dhaw degmada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa lagu soo waramayaa inuu halkaasi ka dillaacay cudurka shuban biyoodka kaasi oo dad badan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dayactirka Buundada Degmada Afgooye Oo Meel Gabogabo Ah Maraya Buundada degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa maalmahan dambe waxaa ku socday dayactir ballaaran, iyadoo xilligaan lasoo sheegayo in dayactirkaasi yahay mid gabogabo ah. Dadka ku dhaqan degmada Afgooye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Dad Lagu Soo Qabqabtay Ka Sameeyay Afgooye Howlgallo dad lagu soo qabqabtay ayaa ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM waxay ka sameynayaan degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose. Saqdii dhexe ee xalay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo La Wareegtay Gacan ku Heynta Deegaanka Garacad Ciidamada Puntland ayaa saaka lagu soo warramayaa inay ku sugan yihiin deegaanka Garacad ee gobalka Mudug halkaasoo maalmihii la soo dhaafay ay ka maqnayd gacantooda. Wararka ka imaanaya Garacad ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Guul Ka Sheegtay Dagaalkii Ay Al-shabaab Kula Galeen Gobolka Nugaal Maamulka Puntland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal ciidankooda maanta ay gobolka Nugaal kula galeen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab, kuwaa oo dhawaan halkaasi dhanka badda ka galay.…
2 daqiiqo Sheeko:War Shirarkii dib u Eegista Dastuurka Oo Magaalada Baydhabo ka Furmay Shirarka wacyi gelinta dib u eegista dastuurka ayaa 15 Marso waxa uu ka furmay magaalada Beydhabo xarunta gobolka Baay, waxaana shirka soo qaban qaabiyay guddiga joogtada ah ee baarlamaanka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Magaalada Muqdisho Kula Kulmay Madaxweyne Ku Xigeenka Burundi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad ee Jamhuuriyadda Burundi, Gaston Sindimwo oo maanta booqasho laba maalmood qaadaneysa ku yimid…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Goodax Oo Madaxweyne Xasan Sheekh Ku Eedeeyay Gadoodka Odayaasha Dhaqanka Hiiraan Ee Shirka Jowhar Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo wareysi Gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu mas’uul ka yahay gadoodka odayaasha Hiiraan ee Shirka Jowhar. Xildhibaanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isgaarsiintii Ay Al-shabaab Ka Damiyeen Deegaanno Ka Tirsan Gobollada Mudug Iyo Galgaduud Oo Soo Laabatay Wararka ka imaanaya goballada Mudug iyo Galgduud ayaa waxay sheegayaan in ay dib hawada ugu soo laabatay Isgaarsiintii deegaanno ka mid ah goballadaasi ee hawada ka maqneyd kadib markii Al-shabaab…