WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Puntland Iyo Al-shabaab Oo Ka Billowday Gobolka Nugaal Sheeko:Dalka Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa ku waramaya in dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland iyo Al-shabaab uu ka billowday duleedka deegaanka Garmaal ee gobalkaasi. Dagaalkan ayaa ka socda… 1 daqiiqo
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaatada Biyo La’aanta Webiga Shabeelle Uu Ku Hayo Hiiraan iyo Labada Shabeelle (Sawirro) Biyo La’aan iyo abaaro ba’an ayaa ka jira gobollo badan oo Soomaaliya ah laakiin waxyeellada ugu badan waxaa ay soo gaartay malaayiin ku tiirsaneyd Webiga Shabeelle. Webiga Shabeelle, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Dhiggiisa Talyaaniga Oo Ka Wada Hadlay Xiriirka Labada Dal Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, ayaa kulan dheer la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Matteo Renzi,…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Fadhaye Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Dhabta Ah Ee Ka Jirta Xabsiyada Muqdisho Guddiga dabagalka iyo U kuurgelidda xabsiyada dalka ee ka tirsan baarlamaanka Federaalka ayaa ka warbixiyay xaaladda dhabta ah ee ay ku soo arkeen maxaabiista ku xiran xabsiyada Muqdisho, waxayna sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Eyl Ee Gobalka Nugaal Oo Beeniyey In Al-shabaab La Wareegeen Deegaanno Ku Dhaw Degmadaasi Maamulka degmada Eyl ee gobalka Nugaal ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in rag ka mid ah Xarakada Al-shabaab ay tageen deegaanno hoostaga degmadaasi. Gudoomiye ku xigeenka degmadaasi Faysal Khaliif…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Looga Arrinasanayo Sidii Lagu Sii Deyn Lahaa Shaqaale Hay’ad Samafal Oo Ka Socda Gobalka Gedo Shirar gooni gooni ah ayaa ka billowday Degmooyinka Beledxaawo iyo Baardheere kuwaas oo looga hadlayo qafaal degaanada Gobolka Gedo loogu gaystay shaqaale u shaqaynayay Hay’ada Bisha Cas ee Soomaaliyeed. Shirarkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Dowladda Federaalka Lug Bay Ku Leedahay Weerarkii Garacad Ee Al-shabaab Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay ku lug lahayd weerar habeenkii xalay ahaa Al-shabaab ku qabsadeen deegaanka Garacad ee gobalka Mudug. Wasiirka Amniga maamulkaasi Cabdi Xirsi Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Sheegay Iney Dileen Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab Maamulka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada maamulkaasi ay howlgal ku dileen sarkaal sare oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab iyo sidoo kale ciidan la socday. Afhayeenka Ciidamada nabad sugidda…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdirashiid “Abaartii Ugu Darneyd Muddo 40 sanno ah ayaa Ku Dhufatay Degaannada Sool, Sanaag iyo Togdheer” Xildhibaan Cabdirashiid C/llaahi Maxamed oo ka tirsan Xildhibaanadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in deegaanada Sool, Sanaag iyo Togdheer ay ku dhufatay abaartii ugu darneyd muddo 40 sanno ah. Xildhibaa Cabdirashiid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Bartamaha Berlin Booliiska dalka Jarmalka ayaa sheegay in uu gaari ku qarxay bartamaha magaalada Berlin waxyar ka hor. Hal qof ayaa la xaqiijiyay in uu qaraxaasi ku dhintay iyadoo uu burburay gaarigii…