Ra’iisul Wasaare Cumar “Waan La Xanuunsaneynaa Walaalaheenna Turkiga Ee La Dhibaateeyay Iyagoo Shacabkeena Gargaaraya” Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyay weerarkii shalay lagu dilay Shaqaale Turki iyo Soomaali isugu jira kaa oo ka dhacay magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Shaqaale Turki Iyo Soomaali Isugu Jira Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Gaari ay saarnaayeen Shaqaale Turki ah iyo kuwo Soomaali ah ayaa gabal dhacii shalay waxay dabley hubeysani ku weerareen degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ugaasyo Xafiiska QM ee Soomaaliya Ka Codasay in La Dhexdhexaadiyo Iyaga iyo Dowladda, Kana Digay In Shirka La Sii Wado Sida ku cad warqad ay heshay Goobjoog News Ugaasyada kala ah: Xasan Ugaas Khalif, Cali Ugaas Xasan iyo Cali Ugaas Muxumed Shafeec oo ka mid ah Ugaasyada Hiiraan ayaa warqad ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Xallinta Beelaha Weli Dhaliilsan Shirka Jowhar Waxaa la filayaa in dhawaan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe uu ka furmo wejiga Labaad ee shirka maamul u sameynta gobollada Shabellaha dhexe iyo Hiiraan, waxaana halkaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Dood ku saabsan waxqabadka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya tan iyo intuu uu dhisnaa sanadkii 2012 ilaa haatan oo ah sanadka 2016-ka
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Abaaraha Dalka Oo Soo Bandhigay Halka Loogu Hagaajin Karo Lacagaha Taburrucaadda Ah Guddoomiyaha Guddiga Samafalka iyo Horumarinta Soomaaliya Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah guddi shaqadiisu tahay gurmadka abaaraha ayaa Goobjoog News soo gaarsiiyay Accountiyada ay dadka lacagaha dhigi karaan Guddiga waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Koonfur Galbeed oo ku Tilmaamay Heshiiskii Afgooye kii Ugu Wanaagsanaa ee Dhax mara Beelaha Colaaddu Dhextaallay Shebeelada Hoose Xildhibaan Xuseen Cali Macallin oo ka tirsan baarlamaanka Koonfur Galbeed oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ku tilmaamay heshiiskii shalay ku dhexmaray degmada Afgooye beelihii colaaddu ka dhaxeysay,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Madaafiic La’isku Weydaarsaday Deegaanka Leego Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Leego ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi xalay ay madaafiic ku weerareen Xarakada Al-shabaab, iyadoo sidoo kale ciidanka AMISOM ay tuureen madaafiic kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Eedeeyay Dowladda Federaalka Ka Gaabinta Wax Ka Qabashada Biyo La’aanta Gobolka Hiiraan Waxgaradka gobolka Hiiraan qaarkood ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya in xilligaan ay ka gaabisay wax ka qabashada abaarta ka jirta deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan, iyadoo ay ugu…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Boqorre oo Laba Arrimood u Sababeeyay Wax Qabadka Gaabiska ah ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqorre oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qirtay iney jiraan waxyaabo uu baarlamaanku ka gaabiyey oo haddii daacadnimo jiri lahayd ay si fiican wax…