7 Qof oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Gobolka J/Hoose Sheeko:Wararka Caafimaadka Wararka ka imaanaya deegaanka Sanguuni ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dilaacay cudurka Shuban Biyoodka, iyadoo dad kalena ay cudurkaasi la il daran yihiin. Abshir… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug oo la Xisaabtamay Wasiirrada Amniga & Dastuurka iyo Dib u Heshiisiinta Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa maanta isugu yimid kulan gaar ah oo ay kula xisaabtamayeen wasiiradda Amniga iyo wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta maamulka, iyadoo xubanaha ajandaha horyaallaa uu aahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasirro Ka Tirsan Xukuumadda Federaalka Oo Baladweyne u Tagay Xalinta Tabashada Odayaasha Hiiraan Ee Shirka Jowhar Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta gaaray wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa iyo wasiirka Batroolka iyo Macdanta Maxamed Mukhtaar Ibraahim. Maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed oo Soo Saaray Go’aanno Amniga Lagu Sugayo Guddiga amniga maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray ammaro ku aadan sugidda amniga dhammaan deegaannada maamulkaasi uu ka taliyo. Guddigani oo ka kooban 19 xubnood ayaa dhawaan waxaa magacaabay madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Degmada Buuloburde Ee Gobolka Hiiraan Dadka ku dhaqan degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in ay hayso Biyo la’aan baahsan xilli degmada markii horeba ay ka xirnaayeen waddooyinkii galayey. Nabadoon Cali Cumar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Somaliland Oo Laga Baqayo Inay Ku Dagaallamaan Gobolka Togdheer Xiisado dagaal oo u dhaxeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Puntland iyo Somaliland isla markaana dadka shacab ah saameyn ku yeeshay ayaa ka taagan deegaanno kamid ah gobolka Togdheer Wararka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baaq Daminta Colaad Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Saaxo Ee Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya deegaanka Saaxo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi ay kasoo cusboonaatay xiisad colaadeed oo u dhaxeysa beello wada deggan deegaankaasi. Waxgaradka ku dhaqan gobalka Mudug ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Ka Warammay Socdaal Ay Ku Marayaan Goballada Waqooyi Ee Dalka Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka ayaa qeybo kamid ah goballada waqooyi socdaal ku maraya iyagoo u kuurgalaya xaaladaha deegaanka. Xildhibaannadani oo gaaraya illaa 5 mudane oo baarlamaanka federaalka ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaar Garowga Shir Ay Isugu Imaanayaa Dowladda Federaalka Iyo Maamul Gobaleedyada Oo Ka Socda Cadaado Kulan hordhac u ah shir dhamaadka bishan lagu qabanayo magaalada Cadaado oo ay ka qaybagalayaan dawlad goboleedyada ayaa lagu qabtay magaalada Cadaado. Shirkani loo diyaar garoobayo waa mid looga hadlayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Sheegay Inay Baarayaan Nuuca Qarax Shalay Ka Dhacay Degmadaasi Maamulka degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay wadaan baaritaan ku aadan qarax Miino oo shalay ka dhacay magaaladaasi, kaasi oo ay sheegeen in weli aanay si rasmi…