Obama Oo Digniin u Diray Musharraxiinta Loolanka Ugu Jira Aqalka Cad Ee Maraykanka Sheeko:Dalka Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa uga digay musharraxiinta loolanka ugu jira Aqalka Cad in ay ka fogaadaan wax kasta oo kicin kara xasilooni darro, maalin un kadib markii la… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka Oo Qaraar Kasoo Saaray Shirarkii Uu Baarlamaanka Ka Yeeshay Ammaanka (Muuqaal) Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay ammaanka dhammaadka Kalfadhigii 7aad.xiligaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo maanta Ansixiyay Xeer hoosaadka Golaha Baarlamaanka Konfur galbeed oo maanta shir ku yeeshay xaruntiisa magaalada Baydhabo ayaa xeer hoosaadkii baarlamaanka ku ansixiyay cod aqlabiyad leh. Fadhiga baarlamaanka ayaa waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha baarlamaanka Cabduqaadir Shariif,…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Somaliland oo ugu Baaqay Shacabka Iney Qaataan Kaarka Diiwaan Gelinta Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ah guddoomiyaha guddiga arrimaha bulshada baarlamaanka Soomaaliland oo kula hadlay saxaafadda magaalada Hargeysa ayaa ku dhiirri galiyay dadweynaha iney isugu soo baxaan diiwaan gelinta doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Viras Cusub oo Dokumentiyada Cunaya, isla Markaana Dalbanaya Madax Furasho Maalmihii la soo dhaafay waxaa soo baxay weeraro loo geysanayo Emailada iyo Dokumentiyada, kooxdan markii ay la wareegaan Filashada waxaa ay codsanayaan Madax furasho. Weerarka waxaa lagu qaaday Computero ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda: Waxaa Laga Gudbayaa Marxaladdii Deeqaha Soomaaliya Loo Soo Marsiin Jiray Hay’adaha Caalamiga Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda iyo dhiiragelinta maalgashiga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Khaalid Cumar ayaa sheegay in waqtigan laga gudbayo marxaladaha la xiriira deeq bixinta Soomaaliya ee loo soo marin jiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Amaanka oo soo Saaray Qaraar Looga Hortagayo Kufsiga ay ku Kacaan Ciidamada Nabad Ilaalinta Golaha amaanka ayaa jimcihii soo saaray qaraar looga hortagayo kufsiga sii kordhaya ee ay ku kacaan ciidamada nabad ilaalinta qaramada Midoobay. Ciidamada nabad ilaalinta qaramada Midoobay ayaa lagu eedeeyay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Baaraysa Dareere Waxyaabo Badan Loo Adeegsan Karo Oo Ciidanku Qabteen Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay baaritaan ku sameyn doonto dareere shalay ay ciidamada ammaanka ku qabteen howlgal ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Waxyeello Geystay Oo Ka Dhacay Degmada Afgooye Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax Miino oo khasaare dhaawac u badan geystay. Qaraxaan ayaa la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Arrimaha Dibadda Jaamacadda Carabta Oo Ku Baaqay In Xayiraadda Hubka Laga Qaado Soomaaliya Wasiirrada arrimaha dibadda Carabta oo shalay 11 Marso go’aan ka soo saaray kulankoodii 145 ee ay shir guddoominaysay Boqortooyada Baxreyn ayaa laga soo saaray go’aanno khuseeya arrimaha Soomaaliya oo aad…