Maamulka Khaatumo Oo Digniin u Diray Maamullada Somaliland iyo Puntland Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo State ayaa uga digay maamullada Somaliland iyo Puntland faragelinta ay ku hayaan deegaannada maamulkaasi uu sheego inuu ka arrimiyo. Maxamuud Cali oo ah wasiirka xanaanada xoolaha Khaatumo State… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta oo Loo doortay Qoys Taariikh Ku Leh Dalka Soomaaliya Axmed Abuu Geyd oo 74 jir ah, horeyna u soo noqday wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa Khamiistii loo doortay xogheyaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta, Abuu Geyd xaaskiisa Leyla waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan C/llaahi Sheekh Ismaaciil “Ololaha Siyaasadeed ee 2016 Qof kasta Walwalkeedu Wuu Hayaa” Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbixiyay xilliga kooban ee u harsan iyo waxa ay qaban karaan ayaa ka dhawaajiyay in uu jiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Dowladda Federaalka Fursad u Tahay Weeraradii Dhawaan Lagu Qaaday Al-shabaab Aqoonyahan Maxamed Caalim oo ka faallooada arrimaha Siyaasadda iyo Ammanka ayaa sheegay in weeraradii igu dambeeyay ee lagu qaday Xarakada Al-shabaab ay fursad u tahay Dowladad Federaalka ee Soomaliya. Aqoonyahanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ugu Yaraan Afar Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Garbaharey, Gedo Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku geeriyootay qarax miino oo xalay ka dhacay magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Qaraxani miino ayaa ka dhacay meel ay dadka isugu yimaadaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xogheyaha guud ee Jaamacadda Carabta oo Loo doortay Axmed Abuu Geyd Axmed Abuu Geyd oo 74 jir ah, horeyna u soo noqday wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa loo doortay xogheyaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta. Axmed Abu Geyd ayaa la doortay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baaruud “Haloo Gurmado Dadka Ay Abaartu Ku Hayso Puntland iyo Somaliland” Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed in gurmad degdeg ah ay la gaaraan shacabka ay abaartu ku hayso deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidanka Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah uu…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaalad Darro Laga Sheeganayo Xabsiyada iyo Garsoorka Muqdisho Cadaaladdu waa udub dhexaadka dal walba oo jira , waana tan keenta in dadku ay jeclaadaan Dowladnimada . Dowlad wanaagga la sheego waa in ay leedahay sifooyinka kala ah ,…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ku Eedeeyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha in ay La Wareegtay Kaalintii Dhaqanka ee Shirka Jowhar Xildhibaan Maxamed Maxamuud Goodir oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay kulamo xasaasi ah oo ka socda magaalada Baladweyne loogana arrinsanayo…