Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Oo 10 Ruux u Qabtay Qarax Shalay Ka Dhacay Baydhabo Sheeko:Dalka Ciidamada ammaanka maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa NISA ayaa howlgallo ballaaran ay ka sameeyeen magaalada Baydhabo waxay kusoo qabteen 10 qof oo lala xiriirinayo qaraxii shalay ka dhacay magaaladaasi. Maxamed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Warbixiyey Dad Loo Soo Qabtay Qaraxii Garoonka B/weyne Maamulka Gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyay baaritaan ay sheegeen in lagu wado dad loo soo qabtay qaraxii dhawaan ka dhacay afaafka gore ee garoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Hungary Oo Sheegtay In Ciidamo Dheeraad Ah Ay Ku Daabuleyso Xuduudda Ay La Wadaagto Serbia Dowladda Hungary ayaa ku dhawaaqday in ciidamo dheeraad ah oo gaaraya 1,500 iyo saraakiil sar sare oo boliska u direyso xuduudda dalkaasi ee uu la wadaago wadanka Serbia , taas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Guddi u Saaray Xallinta Dagaallo Ka Dhacay Xadka Gobolka Galgaduud Ee Itoobiya Maamulka Galmudug ayaa sheegay in guddi loo saaray xallinta dagaal beeleedyo ka dhacay xadka gobolka Galgaduud ee Itoobiya, kuwaa oo ka kooban waxgarad iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi. Wasiirka dib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Weerarkii Awdheegle Dowladda Maraykanka ayaa sheegatay mas’uuliyadda duqeymo diyaaradeed iyo weerar dhulka ah oo ka dhacay deegaanka awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose 8-dii bishan. Saraakiisha Pentagon-ka ayaa sheegay in inkastoo la adeegsaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Maareeyeyaal Cusub u Magacaabay Garoonka Iyo Dekadda Kismaayo Wareegto uu ku saxiixan yahay wasiirka gaadiidka iyo duulista Hawada ee Jubbaland ayaa waxaa lagu magacaabay maareeyeyaasha Dekadda iyo garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo. Axmed Xaaji Aadan Guuleed ayaa loo…
3 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Arrimaha dibadda ee Baarlamanka Soomaaliya oo Soo Saaray 6 qodob oo ay ku Baaqeen in dowladda Wax Ka Qabato Guddigga arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed qodobbo ah oo ay ku baaqeen in dowaldda Soomaaliya ay wax qabato. Guddiga ayaa…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wasiirka Arrimaha Gudaha: Shirka Jowhar Waa Socdaa Ee Ha Ku Mashquulina Warar Kale Waxaa isniintii magaalada Baladweyn lagu qabtay shir ay isugu yimaadeen 8 Ugaas, iyagoo dhamaadka shirkaas saxaafadda u sheegay in ay ka soo horjeedaan shirka Jowhar, isla markaana uu burburay. Dhinaca kale…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Iyo Arday Carreysan Oo Maanta Dibadbax Ka Dhigay Degmada Jowhar Magaalada Jowhar waxaa maanta ka dhacay dibadbax ay soo agaasimeen Odayaasha dhaqanka xaafadda Kulmis iyo bahda waxbarada xaafadaasi, waxaana dibadbaxani uu ka dhan ahaa maamulka xaafadda Kulmis. Dibadbaxayaasha oo aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Madaafiic Lagu Garacay Xaafado Ka Tirsan Magaalada Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa madaafiic habeenkii xalay ahaa lagu garaacay xaafado ka tirsan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Madaafiicda oo ahayd Hoobiye ayaa la sheegay inay ku…