Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland oo Ka Warbixiyay Xaaladda Baarlamaanka Maamulka Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan Oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka warbixiyay xaaladda shaqo ee baarlamaanka Jubbaland. Guddoomiyaha ayaa ugu horreyn ka warbixiyay shaqada baarlamaanka iyo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ajnabi Ah Iyo Diyaarado Dagaal Oo Weerar Cirka Iyo Dhulka Ah Ka Fuliyey Shabellaha Hoose Maamulka deegaanka Awdheegle ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in habeenkii xalay ahaa ay deegaankaasi weerar cirka iyo dhulka ah ka geysteen ciidamo Ajnabi ah iyo diyaarado dagaal oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Buuloburde: Ajaaniib Ka Tirsan Al-shabaab Ayaa Lagu Dilay Duqeyntii Hiiraan Maamulka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in duqeymihii Maraykanka uu ka fuliyay gobalkaasi lagu dilay saraakiil Ajnabi ah oo Xarakada Al-shabaab ka tirsanayd. Warkani waxaa sheegay duqa magaalada…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ka tirsan Galmudug Oo Ka Warbixiyay Sababta Dadka Shacabka Ah u Degi Karin Degmada Ceelbuur Ee Galgaduud Xildhibaan Mahad Sheekh Cali Cibaar oo ka tirsan Barlamaanka Galmudug ayaa wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, kana warbixiyay socdaal ay ku gaareen Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Wadatashi Ah Oo Ka Socda Magaalada Jowhar Kululama Gaargaar ah ayaa ka soconaya Magaallada Jowhar ee Gobolka Shabellaha Dhaxe halkaasi oo loo Madalsanyahay in lagu qabto Shirka Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Oadayaasha dhaqanka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Sano Kadib Abaartii Ugu Darneyd Oo Ku Habsatay Deegaanno Ka Tirsan Somaliland Deegaanno Ka tirsanSomaliland waxaa bilihii ugu dambeeyay ka jiray abaar xooggan oo sameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Hay’adda Somaliland u qaabilsan arrimaha maareynta musiibooyinka dabiiciga ah waxay ku sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ciidan Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Nawaaxiga Xerada Gaadiidka Booliiska Ee Muqdisho Qarax kale ayaa saaka ka dhacay nawaaxiga Xerada Gaadiidka Booliska degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Maqaayad kasoo horjeedda xeradaasi ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Loo Adeegsaday Mooto Bajaaj Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax loo adeegsaday Mooto Bajaaj ayaa lagu soo waramayaa in goor dhaw uu ka dhacay wadada 21 October ee magaalada Muqdisho. Inkastoo aan la sheegin cidda lala eegtay qaraxan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo Xarun Cusub Ku Shaqo Bilaabeysa Ra’isul Wasaraha Soomaliya Cumar Cabdirashaid Sharma arke ayaa xarun cusub u furay Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA. Xaflad aad loo soo qabanqaabiyay furitaanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiirka warfaafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Maanta Ku Dagaallamay Gedo Wararka ka imaanaya degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta ay ka dhalatay dagaal halkaasi ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka…