Admiral Faarax Qare: 300 Milyan Oo Doolar Kalluun Ku Kacaya Ayaa Sanad Walbo Laga Qaataa Badaha Soomaaliya Sheeko:Dalka Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) Agaasiamah hay’adda Cilmi barista Badaha Soomaliyeed ayaa soo dhoweeyay dadaalka Puntland ay u gashay illaalinta kheyraadka badda gaar ahaan xeebaha Gobolka Bari. Waxa uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hore Qorsheel “Waa La Dayacay Amniga Mas’uuliyiinta Xilalka Kasoo Qabtay Dowladihii Dalka Soo Maray” Wasiirkii hore ee wasaaradda duulista hawada Saciid Jaamac Qoorsheel ayaa madaxda Soomaaliya ka dalbaday in la sugo amniga mas’uuliyiinta xilalka kasoo qabtay dowladihii dalka soo maray. Waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Kahor Yimid In Amniga Muqdisho Lagu Wareejiyo Maamulka Gobolka Banaadir Aqoonyahan Shariif Xuseen Roobow oo ka faalooda arrimaha siyaasadda iyo ammaanka ayaa sheegay in waddo saxan aysan ahayn qaabkii amniga magaalada Muqdisho loogu wareejiyey maamulka Gobolka Banaadir. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Waxyeello Kasoo Gaartay Duqeyn Ka Dhacday Degmada Afgooye Ugu yaraan 13 ruux ayaa ku dhaawacmay kadib hoobiyeyaal xalay lagu weeraray degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose. Dadka deegaanka oo saaka la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in aysan…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno ka Tirsan Galmudug oo Dagaalka Dhuusamareeb ku eedeeyay Galmudug & Xubno ka Mid ah Baarlamaanka Federaalka Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa dagaalka halkaas ka dhacay ku eedeeyay Galmudug iyo xildhibanno ka tirsan baarlamaanka Federaalka, iyagoo farta ku fiiqay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga oo Howlo Nabadeed u Tagay Kismaayo. Wafdigani oo uu hoggaaminayo wasiirka difaaca Somalia Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini waxaa qeyb ka ah siyaasiyiin, xildhibaanno baarlamaanka dowladda ka tirsan iyo xubno kale oo horay xilal kaga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Miino oo Ka Dhacay Kismaayo Qaraxyo miino ah oo sababay khasaare ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland ee Kismaayo. Qaraxyadani ayaa ka dhacay goob la yiraahdo Baar Caleen oo duleedka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu Sunna oo Dowladda Ku Eedeeysay Dagaalka Dhuusamareeb Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa sheegay in dagaalladii Dhuusamareeb ay masuul ka tahay dowladda federaalka Soomaaliya Madaxweyne ku xigeenka maamulka Ahlu Sunna Saadaq Sheekh Yuusuf oo shir jaraa’id ku qabtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saxafiga Xasan Xanafi oo Dil Toogashada ah Lagu Xukumay Maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ee dalka ayaa maanta saxafiga Xasan Xanafi Xaaji Cabdisalaan oo 28 jir ku xukuntay dil toogasho ah. Maxkamadda ayaa sheegtay in Saxafigan lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Bill Gates waa ninka ugu Qanisan Aduunka Waxaa talaadadii Forbes ay soo saareen liiska dadka ugu taajirsan aduunka, waxaana kaalinta koobaab ku jira ninka iska leh shirkadda Microsoft ee lagu magacaabo Bill Gates. Bill Gates waxaa sanadkii…