Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka oo Waalidiinta Uga Digay Iney Ubadkooda U soo Diraan Beerta Nabadda Sheeko:War Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf oo ka mid ah xubnaha baarlamaanka federaalka oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ugu baaqay waalidiinta Soomaaliyeed in ay caruurtooda ka ilaaliyaan goobaha dadku… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Arrimaha Gudaha Carabta Oo Xisbullahi u Aqoonsaday Urur Argigixiso Ah Golaha Wasiirada arrimaha gudaha Carabta oo Xisbulahi u aqoonsaday urur Argigixiso ah, arrintan ayaa timid saacado uun markii arbacadii golaha Khaliijka sidoo kale Xisbulahi u aqoonsadeen urur argagixiso ah. Golaha…
2 daqiiqo Sheeko:War Mooshinkii Ammaanka ee Horyaallay Xubnaha Golaha Shacabka oo Maraya Meel Xasaasi ah Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa waxay sii amba qaadeen shalay oo Arbaco ah mooshinkii amniga,kaas oo hadda marayay meel xasaasi ah oo su’aallo lagu waydiinayo mas’uuliyiinta ugu sarsareeysa ee xukuumadda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabkii Ka Barakacay Dagaallada Dhuusamareeb Oo Dib Ugu Laabanaya Guryahooda Wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in shacabkii shalay ka barakacay dagaalladii ka dhacay degmadaasi ay billaabeen inay dib ugu laabtaan guryahooda. Wariyaheena Cabdiweli Tooxow oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Lacag La’aan Ku Diiwaangelinaysa Warbaahinta Iyo Wariyeyaasha Ka Howlgala Kismaayo Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta maamulka Jubbaland ayaa loogu yeeray dhammaan wariyeyaasha ka howlgala magaallada Kismaayo iyo sidoo kale mas’uuliyiinta qalabka warbaahineed ee magaalladaasi yaalla in muddo 10 cisho ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Macallin Fiqi “Dagaalka Dhuusamareeb Waa Ceeb Usoo Hoyatay Dadka Deggan Deegaannadaasi” Xoghayaha xisbiga Daljir Axmed Macallin Fiqi ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka kasoo cusboonaaday magaalada Dhuusomareeb ee gobalka Galgaduud, isaga oo sheegay in dagaalkaasi uu yahay ceeb usoo hoyatay shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Sheegay Inay Howlgal Ku Dileen Rag Ka Mid Ah Al-shabaab Maamulka degmada Xudur Ee Gobalka Bakool ayaa ka warbixiyay howlgallo ay ciidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen deegaanno ku dhaw degmadaasi kaasi oo ay ka dhalatay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu…
16 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxqabadka Xukuumadda Federaalka Ee Bishii February 2016 Goobjoog News waxa Ay bil walba idiin Soo gudbisaa warbixin Ka hadlaysa wax Qabadka Xukuumadda Soomaaliya. Warbixintaan ayaa diiradda lagu saaraa wax kasta oo wax qabad u muuqda islamarkaana qabtaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna: Waxaa Nasoo Weeraray Ciidank Xoogga Dalka Iyo Galmudug Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb ayaa sheegay in dagaalkii saakay iyo xalay ka dhacay degmadaasi ay ka qeybgaleen ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale maamulka Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dab Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Degmada Wanlaweyn Ee Shabellaha Hoose Wararka naga soo gaaraya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka kacay dab aad u xooggan kaas oo sababay khasaare hantiyadeed. Qof ku sugan degmada…