Qaramada Midoobay Oo Ku Celisay In Caruur Soomaaliyeed Ay Halis Ugu Jiraan Inay u Geeriyoodaan Gaajo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in 60 kun oo carruur ah ay waajahayaan geeri sabab la xiriirta raashin yari iyo dawo la’aan, waana sida uu sheegay isuduwaha Arrimaha Bini’aadamnimada ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hillary Clinton Iyo Donald Trump ayaa Ku Horeeya Doorashadii Super Tuesday Hillary Clinton iyo Donald Trump ayaa sii xoojiyay fursadda ay ku matali karaan labada xisbi ee Jamhuuriga iyo Dimoqoraadiga. Cod bixiyeyaasha ayaa Talaadadii u dareeray gobollo badan oo ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Golaha Wasiirada Ee Xoojinta Amniga Muqdisho Muqdisho, 2 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay go’aamadii ka soo baxay Golaha Wasiirada ee la…
1 daqiiqo Sheeko:War WAR DEG DEG AH:- Xildhibaannada Baarlamaanka Oo Su’aallo Weydiinaya Ra’iisul Wasaare Cumar Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta oo Arbaco ah hortagay baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyadoo halkaasi su’aallo lagu weydiinayo. Kulanka ayaa ah mid albaabada u xiran yahay,…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Shirkadaha Caymiska Ee Ka Jira Dalka Xildhibaan Cali Nuur Xuseen Boodaaye oo ka tirsan guddiga baarlamaanka ee gaadiidka, tamarta, howlaha guud iyo garoomada oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in caymiska dalka ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Heerka Nolosha Ee Magaala Muqdisho Oo Sare u Kacday Heerka nololeed ee magaalada Muqdisho ayaa ah mid ka duwan sanadihii hore iyadoo saamayn ku yeelatay dadka danta yar. Maalinba maalinta ka danbaysa waxaa sara u sii kacaya qiimaha Maciishada…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Goodax “Si Dalka Loo Badbaadiyo Waa in Doorashada Laga soo Hormariyaa Bisha August” Xildhibaan Cabdallaahi Goodax Barre ayaa Talaadadii Baarlamaanka Federaalka ka hor sheegay in dalku uu waajahayo xaalado ammaan darro oo baahsan, waxa uu tilmaamay in waddanku aanuu gaari Karin bisha August…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Puntland Uga Digtay Dhul Ballaarsi Ay Ku Sameyso Deegaannadooda Maamulka Somaliland ayaa Puntland uga digay dhul ballaarsi ay sheegeen in ay ka wadaan deegaannao uu ka arrimiyo maamulka Somaliland. Wasiirka warfaafinta maamulka Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani oo Hargaysa saxaafadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ahlu-sunna Iyo Sarkaal Horay Uga Goostay Dowladda Federaalka Oo Ka Socda Dhuusamareeb Wararka naga soo gaaraya degmada Dhuusamareebe ee gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca iyo ciidan uu wato sarkaal la sheegay in uu horay uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Guul Ka Sheegatay Dagaal Ay La Gashay Al-shabaab Maamulka Galmudug ayaa guul ka sheegtay Dagaallo ay la galeen Xaerakada Al-shabaab, kaasi oo ka dhacay deegaanno ku dhaw degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Wasiirka Warfaafinta & Dhaqanka maamulkaasi Maxamuud…