Itoobiya oo Biyo Xireeenno Ka Sameysay Webi Shabeelle iyo Soomaaliya Oo Baareysa Sababta Biyo La’aanta Webiga Sheeko:Dalka Wasiirka arrimaha dibadda Soomalaiya Cabdusalam Hadliye Cumar oo si gaar ugu warramay Goobjoog News ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka walwalsan tahay biyo la’aanta webi Shabeelle iyo saameynta ka… 5 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Baladweyn u Tagay Arrimo La Xiriira Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi la soda ayaa goordhaw gaaray magaalada Baladweyn xarunta gobolka Hiiraan. Xasan Sheekh waxaa safarkiisa ku wehlinaya Wasiiro ka tirsan federaanka sida Amniga, Petroolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Waxaan Dilnay 23 Ka Tirsan Al-shabaab Maamulka Galmudug ayaa guul ka sheegtay dagaallo shalay dhexmaray ciidankooda iyo kuwa Al-shabaab, waxaana maamulka uu sheegay inay dileen dagaalyahanno badan oo ka tirsan Al-shabaab. Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Deegaannadii Shalay Ay Ku Dagaallameen Galmudug Iyo Al-shabaab Waxaa xaalad degannaansho ah laga dareemayaa maanta oo jimco ah deegaanno ka tirsan gobolka Mudug oo ay ku dagaallameen ciidamada Galmudug iyo Xarakada Al-shabaab. Deegaanno hoostaga deegaanka Af Barwaaqo ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Soomaali Cudurka Indha-caseeyaha Ugu Geeriyootay Dalka Angola Ugu yaraan 180 qof oo 12 ka mid ah ay Soomaali yihiin ayaa Dalka Angola ugu geeriyooday cudurka loo yaqaano Indha-caseeyaha (Yellow Fiver ). Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka Adduunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Muddo Kordhin u Sameeyay Xafiiska UNSOM 15-ka xubnood ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo ugu daray Xafiiska UNSOM, kadib kullan ay ku yeesheen maalintii shalay ahayd magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Qaraar lambarkiisu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas “Weli Ma Dhammaan Dagaallada Aan Kula Jirno Al-shabaab” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo kormeer ku tagay deegaannada dhawaan ay ku dagaallameen ciidamada Al-shabaab iyo kuwa maamulkiisa ayaa sheegay in il gaar ah ay ku hayn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Gobolka Nugaal Oo Digniin u Diray Milkiilayaasha Hoteellada Iyo Wadayaasha Gaadiidka Dadweynaha Taliska ciidanka Booliiska ee gobolka Nugaal ayaa digniin u diray Milkiilayaasha hoteellada ku yaalla gobolkaasi iyo sidoo kale darawallada gaadiidka dadweynaha, taasi oo ku aadan in aysan u ixsaan falin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururrada Midowga Yurub iyo FAO Oo Sii Wadi Doona Taagerada Abuurka ee Beeraleyda Soomaalida Midowga Yurub, dowladda federaalka iyo hey’adda FAO ayaa ku heshiiyay maanta barnaamij cusub oo hey’adahaas ay ku joogteeyaan taageerada ay siiyaan beeraleyda Soomaaliya. Richard Trenchard oo ah wakiilka FAO ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay Oo Lacag Badan Siineysa Dadka Abaaraha Saameeyeen Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan gargaarka degdega ah ayaa sheegtay in ilaa 11 Milyan oo Dollar oo gargaar xagga banii’’aadamnimo ah ay siin doonaan in ka badan 200,000 oo Soomaali…