Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Meel Mariyay Xeerka Adeegga Garsoorka Sheeko:War Kalfadhiga 1aad kulankiisii 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyadoo si aqlabiyad leh lagu meel mariyay xeerka guddiga Adeegga garsoorka ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka Seeraar “Puntland Waxaan La Garab Taagannahay Taageerro Dhan Walbo Leh” Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in taageero dhan walbo leh ay la garab taagan yihiin maamulka Puntland oo dhawaan ciidamadiisu dagaal la galeen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka maamulkaasi Cabdinaasir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Golaha Wasiirada Oo Maanta Looga Hadlay Arrimo Ku Saabsan Amniga Dalka Iyo Abaaraha Jira Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Galmudug Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya waxay sheegayaan in dagaal uu maanta ilaa xalay ka socda tuulada Jiirey oo u dhaw deegaanka Af Barqaawo ee Gobolkaasi, kaa oo u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare Cumar Oo Ka Warbixiyey Waxyaabihii Uu Kala Soo Kulmay Odayaasha Dhaqanka Hiiraan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalin ah ku tagey magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa kulamo kala…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa oo Sheegay iney Lusaka Kula Kulmeen Dalal Afrikaan ah oo Qirsan Inaan Soomaaliya loo Abaalgudin Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News isagoo jooga Lusaka ayaa ka warbixiyaya shirka baarlamaanada Adduunaka iyo waxyaabihii ay la tageen wafdigii ka socda Baarlamaanka federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Goobjoog Fm waxay idiin soo gudbineysaa dood ku saabsan abaaraha ka jira dalka, waxaana ka qeybgalaya xildhibaanno, ururudada Bulshada, hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo xubno kale.
2 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Oo Sheegtay In Abaaraha Dalka Ka Jira Ay Yihiin Musiibo Qaran Hay’adda maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa sheegtay in abaaraha baahsan ee dalka ka jira ay yihiin kuwo heer Musiibo qaran ah una baahan in degdeg wax looga qabto. Guddoomiyaha Hay’adaasi Cabdullaahi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Sheegay In Saameyn Ay Ka Dhalatay Biyo Yaraanta Wabiga Shabelle Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa ka hadlay biyo yareynta wabiga Shabelle, isaga oo sheegay in dhibaato badan ay la kulmeen shacabka ku dhaqan gobolkaasi. Dabageed oo wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Oo Dowladda Federaalka Ugu Baaqday u Gurmashada Dadka Ay Saameysay Abaarta Ka Jirta Dalka Hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa shacabka qeybahiisa kala duwan ugu baaqday inay ka qeyb qaataan u gurmashada walaalaha ay saameysay abaarta ka jirta inta badan gobollada dalka Soomaaliya. Guddoomiye ku xigeenka…