Dowladda Federaalka iyo Somaliland Oo Ku Wada Hadlaya Turkiga Sheeko:Dalka Wada hadalladii Dowladda Federaalka iyo Somaliland ayaa maanta dib uga furmaya dalka Turkiga, halkaasoo ay uga qeyb galayaan dhinacyo kala matalaya Dowladda federaalka iyo maamulka Somaliland. Dawladdaha Turkiga, Imaaraadka Carabta, Kuwayt… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Qoryooley labo qof ayaa dhimatay labo kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax bam oo maanta lagu weeraray ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugnaa degmada Qoryooleey. Wararka ka imaanaya degmadaasi ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Saynab Maxamed: ” Dadka Reer Hiiraan Wey Is Eeganayaan Shacabkoodiina waa Baaba’ay” Xildhibaan Saynab Maxamed Caamir oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siisay Goobjoog News ayaa sheegtay in dadka reer Hiiraan ay is eeganayaan Shacabkoodiina uu baaba’ay. Xildhibaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Dhismooyinka Sharci Darrada Oo La Burburinayo Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug iyo saraakiisha ammaanka ayaa magaaladaasi ka billaabay hawlgallo lagu burburinayo dhismayaasha sida sharci darrada ah looga dhistay magaaladaasi. Howlaglkaan oo shalay ka billowday magaaladaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Ilaalada Deegaanka Oo Lagu Dilay Muqdisho Rag ku hubeysnaa Bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidanka ilaalada deegaanka. Raggan ayaa la sheegay in marxuumka ay dileen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Korneel Kaariye “Ciidamada Itoobiya Ima Xirin” Korneel Maxamed Kaariye Caraale oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay warar saacadihii lasoo dhaafay isasoo tarayey oo ah inuu ku xiran yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Lacag Badan Ka Heshay Howlgalka AMISOM Kenya Lacag Badan Ka Heshay Howlgalka AMISOM Dowladda Kenya Ayaa Ka Heshay 4.2 Billion Oo Lacagteeda Ah Hawlgalka Midowga Afrika Ee AMISOM Si Looga Taageero Dagaalka Ka Dhanka Ah Alshabab.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ciraaq Oo Adkeeyay Weerarka Ay Ku Hayaan Fallujah Ciidamada dalka Ciraaq ayaa sii adkeynaya weerarka ay ku hayaan magaladda Falluja oo in mudaa gacanta ugu jirtay kooxda Daacish. Dad goobjoogayaal ah ayaa soo weriyey in ciidamada Dowladda Ciraaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Turkiga Oo Sheegay In Caruurta Oo La Kala Fogeeyo Ay Tahay Shaqada Dadka aan Muslimiinta Aheyn. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in waxa loo yaqaano family planning ama caruurta oo la kala fogeeyo ay tahay shaqada dadka aan Muslimiinta aheyn. Madaxweynaha Turkiga oo maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Wadday Dooni Dad Tahriib ِAh Ay Ku Dhinteen Oo La Xiray Booliiska Talyaaniga ayaa xiray 2 qof oo looga shakisan yahay in ay naaquude ka haayeen Dooni ku quustay Strait of Sicily, Doonta waxaa ku dhintay 45 qof oo ay ku…