Saraakiil Puntland Ah Oo Kormeeray Xabsiyada Boosaaso Sheeko:Dalka Masuuliyiinta Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa ka warbixiyay xaaladda nololeed ee ka jirta xabsiyada magaalada Boosaaso oo kormeer ay ku tageen. Guddoomiyaha Maxkamadda Cidamada qalabka sida iyo danbiyada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Cambaareeyay Dagaallada B/weyne Odayaal dhaqameed, waxgarad iyo siyaasiyiin ku sugan magaalada Muqdisho ayaa cambaareeyay dagaal beeleedka ka soconaya gudaha magaalada Baladweyne. Odayaasha iyo waxgaradka ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dhiigga dadka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xubno ka Tisan Baarlamaanka Federaalka oo Ku Taliyay in Gabi ahaanba Meesha Laga Saaro Aqalka Sare Xildhibaanada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa ka dooday qabyo qoraalka Sharciga Doorasho ee 2016, iyadoo intooda badani ay isku raacsanaayeen in gabi ahaanba…
11 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Haddii Aan Tashan Weyno Ma Hureyno In Naloo Taliyo” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyey xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda iminka dalka uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo Labo Sharci ka Sameeyay Hanaanka Doorasho ee 2016 Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho ayaa labo sharci kasoo saaray hanaanka Doorasho ee 2016. Kulanka baarlamaanka oo ahaa kalfadhigii 8aad kulankiisii 11aad, ayaa waxaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdigii Golaha Ammaanka Oo Muqdisho Yimid Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray wafdi ka socda golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kuwaasi oo kulamo la qaatay madaxda sare ee dowladda Federaalka ah. Xubnahan ayaa ulajeedka Muqdisho u…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Iyo Madaxdooda Oo Ka Dibadbaxay Saami La’aanta Aqalkaa Sare Dibadbax ballaaran oo uu soo qabanqaabiyey maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee xarunta golaha shacabka iyo taalada Daljirka Daahsoon. Waxaa dibadbaxan ka…
4 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka, Madasha Iyo Beesha Caalamka Oo Madaxa Iskula Jira Tan iyo markii ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashid u gudbiyay Baarlamaanka federaalka hanaanka doorasho ee 2016-ka bishii hore 30-keeda, waxaa isa soo taraya walaac laga qabo in baarlamaanka wiiqo geedi-socodka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Xoog Ku Joojiyey Dagaalkii B/weyne Ciidamada AMISOM oo isugu jira Itoobiyaan iyo Jabuuti ayaa goor dhaw xoog ku kala dhex galay dhinacyadii ku dagaallamayey xaafadda Howlwadaag ee magaaladaasi. Wariyaasheena ku sugan magaaladaasi ayaa soo sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Qof Oo Ku Dhaawacantay Rabshado Ka Dhacay Laascaanood Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa rabshado ka dhacay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool halkaasi oo ay ku dhaawacmeen 10 qof oo shacab ah. Shacab carreysan ayaa shalay xoog…