Bulshada Kismaayo Oo Taageeray Madaxweyne Ku Xigeenka Cusub Ee Jubbaland Sheeko:Dalka Kulan ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa lagu taageeray madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo dhawaan xilkaasi loo magacaabay. Waxaa kulankaan isugu… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Baaq Nabadeed u Diray Dhinacyada Ku Dagaallamaya B/weyne Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay dagaallo maalintii Labaad ka soconaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kaasi oo u dhaxeeya beello wada deggan magaaladaasi. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Koonfur Galbeed Oo Kasoo Horjeestay Hannaanka Loo Dhisayo Aqalka Sare Waxgaradka ku dhaqan deegaannada Koonfur Galbeed oo kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa kasoo horjeestay hannanka lagu heshiiyay ee la doonayo in lagu dhiso aqalka sare.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo “Soomaalinimadu Ma Ahan In Siyaasad Kaliya La Wadaago” Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo khudbad ka jeediyey xuska 25 guurada kasoo wareegtay markii Somaliland sheegtay in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ayaa sheegay in ay ka madax…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Shariif: Madaxda Dowladda Faragelin Bay Ku Hayaan Howshii Guddiga Baarlamaanka Ee Hanaanka Doorasho 2016 Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ku eedeeyay dib u dhaca guddiga baarlamaanka ee turxaan bixinta hanaanka doorasho…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Baladweyne Oo Isugu Darsamay Dagaallo Iyo Fatahaad Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa shalay ka billowday dagaal beeleed u dhaxeeya beello walaalo ah oo ku dhaqan xaafadda howlwadaag ee magaaladaasi. Saaka oo Arbaco ah ayaa lagu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Somaliland Ah Oo Ka Jawaabay Sababaha Hortaagan Aqoonsiga Maamulkaas Maanta waa 18 May, maata oo kale 1991-dii ayey Somaliland ku dhawaaqday in ay dib ula laabatay xurriyadeeda, kana go’day Jamhuuriyadda Soomaaliya, 4 Madaxweyne, tiro asxaab ah, doorashooyin dhowr ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Uu Dalacsiiyay Madaxweynaha Oo Darajooyinkooda Loo Xiray Manaasabad darajo lagu guddoonsiiyay guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida iyo guddoomiyaha darajada koobaad ee ciidanka qalabka sida ayaa maanta ka dhacday dugsiga tababarka ciidamada qalabka sida ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal Beeleed Ka Billowday Magaalada Baladweyne Dagaal u dhaxeeya beello walaalo ah ayaa goor dhaw waxa uu ka billowday magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaar ahaan xaafadda Howlwadaag ee magaaladaasi. Dagaalkaan ayaa si lama filaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Magaalada Hargeysa Oo La Adkeeyay Ciidamada ammaanka maamulka Somaliland ayaa aad u adkeeyay amniga magaalada Hargeysa, iyadoo maalinta berri ah deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo looga dabaal degi doono 18-ka May oo ah maalin ay sheegaan…