Maamulka Galmudug Oo Ka Warbixiyey Qorshe Lagu Dhisayo Dekadda Hobyo Ee Gobolka Mudug Sheeko:Dalka Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Badda dowlad goboleedka Galmudug Burhaan Warsame Cigaal ayaa ka hadlay qorshe ay ku doonayaan dhismaha dekadda Hobyo ee gobolka Mudug. Waxa uu sheegay wasiirka in dhismaha… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Talyaaniga Oo Badbaadiyey Ku Dhawaad Kun Qof Oo Tahriibayaal Ah Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Talyaaniga ayaa lagu soo waramayaa in maalintii shalay ahayd ay badbaadiyeen dad gaaraya Kun qof oo tahriib ahaan uga baxay dalka Masar. Ciidankaan ayaa dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadk Ku Dhintay Roob Ka Da’ay Gobolka Sool Roob daad wata ayaa ka da’ay deegaanno ka mid ah gobolka Sool kuwaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo burbur hantiyeed. Roobabkan waxay xooggooda ka da’een degmada Taleex ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Koonfur Galbeed Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Bakool Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Booliiska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed iyo Xarakada Al-shabaab ayaa maanta ka dhacay duleedka degmada Wajid ee gobolka Bakool, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlaha Nabad Ilaalinta AMISOM Oo Lagu Daray Hal Sano Midowga Afrika ayaa ku daran howlgalka AMISOM ee Soomaaliya muddo hal sano ah, kaas oo la sheegay in uu ku ekaanayo May 30, 2017. Go’aankan oo la gaaray arabacadii, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ka Digtey Wax Ka Bedel Lagu Sameeyo Heshiiskii laga Gaaray Arrimaha Doorashooyinka War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa digniin loogu diray baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku aadan wax ka bedal lagu sameeyo heshiiskii magaalada Muqdisho ku gaartay Madasha Wadatashiga Qaran, kaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil Oo Ka Hadlay Sababta Loo Xirayo Xeryaha Dhadhaab Iyo Kaakuma Xildhiban Ilyaas Barre Shiil oo ka mid ah guddiga difaaca baarlamaanka dalka Kenya ayaa isaga oo ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxa uu sharaxaad ka bixiyey sababta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Xaqiijiyey Inuu Ka Qeybgalay Dagaalkii Shalay Ee Shabellaha Hoose Sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda difaaca ee dalka Maraykanka ayaa qiray in ciidamo Maraykan ah oo wata diyarado dagaal ka qeyb qaateen dagaallo culus oo shalay ka dhacay duleedka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ansixiyey Hindise Sharciyeedka La Dagaalanka Musuqmaasuqa Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Xukuumada Mudane Maxamed Cumar Carte. Shirkan ayaa looga hadlay qodobo ay…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Baarlamaanka Federaalka Oo Boosaaso Kula Kulmaya Madaxweyne Gaas Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, iyadoo lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Cawad ayaa…