Qalab Loogu Tala Galay In Lagu Maamulo Hawada Soomaaliya Oo Muqdisho La Keenay Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa magaalada Muqdisho keenay qeyb ka mid ah qalab loogu tala galay in lagu maamulo Hawada Soomaaliya, isaga oo safiirka arrinkaasi… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Nugaal Iyo Ganacsatada Garoowe Oo Isla Gartay Wax Ka Qabashada Isbedalka Sarifka Lacagta Doolarka Maamulka Gobolka Nugaal iyo ganacsatada Magaalada Garoowe ayaa xal ka gaaray sicir barar ka jiray suuqayada magaaladaasi taasi oo saameysay dadka shacabka ah. Ganacsatada Suuqa weyn ee Garoowe ayaa maalmahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Injineer Cumar Dheere Waxaa Dilay Al-shabaab Maamulka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in Xarakada Al-shabaab ay ka dambeysay dil habeenkii xalay ahaa magaalada Gaalkacyo loogu geystay Ganacsade Cumar Dheere. Axmed Muuse Nuur oo ah guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gobolka Mudug Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Jigjiga Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobolka Mudug ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan heshiiskii magaalada Jigjiga ay ku gaareen maamulka Galmudug iyo sidoo kale Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Nabadoon Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Magaalada Muqdisho Oo Saameeyay Dad Barakacayaal Ah Roob habeenkii xalay ahaa illaa saaka waabarigii ka da’ayey magaalada Muqdisho ayaa saameyn ku reebay dadka barakacayaasha ah ee magaalada ku nool. Qaar ka mid ah kaamamka ay ku noolyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Gaalkacyo Wararka saaka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa waxay ku waramayaan in ciidamada ammaanka Puntland ay halkaasi ka wadaan howlgallo amni xaqiijin ah. Howlgalladaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jabuuti Oo Maanta La Caleema Saarayo Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa lagu wadaa in maanta loo caleemo saaro xilkaasi kadib markii uu ku guuleystay doorashadii April ee dalkaasi ka dhacday. Madax fara badan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Caawa Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Rag hubeysan ayaa caawa waqooyiga magaalada Gaalkacyo gobolka Mudug waxay ku dileen Ganacsade Cumar Cabdulle Dheere oo ka mid ah ganacsatada ugu caansan gobolkaasi. Ganacsadahan ayaa lagu dilay xaafadda Israaca…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Ka Dooday Mooshin Ku aaddan Ku Xad gudubka Golaha Adeegga garsoorka Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday mooshin ku aaddan ku xadgudubka Golaha adeegga garsoorka ee uu Dastuurka KMG madaxbanaani siiyay. Fadhiga xildhibaanada ayaa ahaa kalfadhiga 8aad kulankiisii 10aad,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 11 Indhoolayaal Ah Oo U Fariisanaya Imtixaankii Ugu Dambeeyay Ee Fasalka Dhexe Waxaa Muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu soo bandhigay ardey 11 ah oo aragga la’a isla markaana u fariisan doona todobaadkan imtixaankii ugu dambeeyay ee dugsiga dhexe. Waxaa munaasabada ka qeyb…