Galgaduud: Ciidamo Ka Wada Tirsan Ahlu-sunna Oo Ku Dagaallamay Mushaar Loo Qeybinayey Sheeko:Dalka Ciidamo ka wada tirsan Ahlu-sunna Waljameeca ayaa lagu soo waramayaa in dagaal uu ku dhexmaray deegaanka Mareer-gur ee gobolka Galgaduud kadib markii ay isku qabsadeen Mushaar loo qeybinayey. Askar ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Iyo Maleeshiyaad Isbaaro Dhiganayey Oo Ku Dagaallamay Magaalada Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in duleedka magaaladaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Galmudug iyo Maleeshiyaad la sheegay in halkaasi Isbaaro u…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Barlamaanka Somaliland oo Dalka Mareykanka kula kulmay Guddoomiyaha Guddiga Afrika u Qaabilsan Congress-ka Mareykanka Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa kulan la qaatay Christopher H. Smith oo ah Guddoomiyaha Guddida Afrika u qaabilsan golaha Congresska Maraykanka, sidoo kale u qaabilsan arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Qarax Lagu Weeraray Masjid Ku Yaalla Degmada Waaberi Ee Muqdisho Labo qof ayaa ku dhawacantay qarax lagu weeraray habeenkii xalay ahaa Masjid ku yaalla Degmada Waaberi ee Magaalada Muqdisho. Masjidkaan oo ku yaalla Xaafadda Via Libera ayaa waxa lagu tuuray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Macallin Iskuul Oo Xalay Lagu Dilay Magaalada Baladweyne Maxamed Cabdullaahi Xaashi oo kamid ahaa macallimiinta ka howlgal mid ka mid ah Iskuullada ku yaalla magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay magaaladaasi. Wararku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Indha Cadde “ISIL Ma Joogto Soomaaliya Ee Waa Dad Taageero Raadis Ah” Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo wareysi siiyey Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay howlgalka ciidamada AMISOM, ISIL iyo arrimo kale. Ugu…
8 daqiiqo Imisaa La Diley ? Tirada Dadka La Diley Bishii April 2016-ka Waa Mar kale iyo diwaanka dadka ku waxyeeloobay Soomaaliya bishii tagtay, Goobjoog News ayaa diiwaangalisay Dambiyada iyo Shilalka ka dhacay dalka bishii April 2016-ka intii aan haleelney. Dadka la diley…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 May: Maalinta Xorriyadda Hadalka Adduunka Maanta oo kale sanad waliba waxaa dunida oo dhan laga xusaa maalinta xorriyadda hadalka oo siyaaba kala duwan looga hadlo caqabadaha ku hor gudban dadka la caburiyo oo saxaafaddu ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Dib Ula Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Ruunirgood Ee Sh/dhexe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay dib ula wareegeen gacan ku haynta degmada Ruunirgood ee gobolka Shabellaha Dhexe halkaasi oo maalin kahor dagaal ay ku qabsadeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Spectrum Oo Soo Gabagabeysay Xog Uruurintii Ay Ka Sameynaysey Dhul Badeedka Koonfurta Soomaaliya Qoraal kaso baxay wasaaradda Batroolka iyo macdanta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shirkadda Spectrum ASA ay soo gabagabeysay xog uruurin sahmin shidaal ah oo ay ka waday dhulbadeedka Koonfurta…