Caruurta Dhibka Badan yaraanta, Waa Dadka Guuleysta Marka ay Weynaadaan Sheeko:Saynis & Tiknooloji Daraasad ay sameeyeen culimo u dhashay dalka Ingiriiska ayaa waxaa lagu ogaaday in caruurta madaxa adag, oo dhibka badan marka ay yar yihiin ay ka fiican yihiin, kana guuleysi badan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Shariif: Sharciyaddii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Waxay U Wareegtay Golaha Madasha Wadatashiga Qaranka Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Sharicyaddii baarlamaanka aan laga sugeyn oo ay aadan Golaha madasha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Muddo Kordhin u Sameeyay Howlgalka AMISOM Golaha Ammanka ee Qaramada Modoobay ayaa ugu kordhiyey mudo Labo Bil ah howlgalka ciidamada Midowga Afrika ay ku joogaan Soomaaliya si waqti ku filan ay ugu helaan xubnaha golaha ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ku Wajahan Degmada Dhuusamareeb Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta la filayaa inuu tago degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wariyaha Goobjoog ee degmada Dhuusamareeb C/weli Tooxow ayaa soo sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imtixaanka Mideysan Ee Dugsiyada Sare Oo Maanta Dalka Ka Billaabanaya Maanta oo sabti ah waxaa guud ahaan dalka ka billaabanaya Imtixaanka mideysan ee Shaadiga Dugsiga sare kaasi oo ay u fariisanayaan kumamaam arday ah. Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa imtixaankan…
4 daqiiqo Haweeney Ka Taajirtay Iibinta Shaaha Hab Nololeedka Shaqo ee qofka bini’aadamka ahi uu ku raadsado nolol waa ay farabadan yihiin , waxaa jira qaar xoogooda ku xamaasha , kuwo xirfad u gaar ah leh, iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta: Lagama Laaban Karo Go’aanka Aan Ku Celinayno Qaxootiga Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in go’aanka lagu celinayo qaxootiga Soomaaliyeed ee dalkiisa jooga uu yahay mid aan laga laaban Karin. Madaxweynaha Kenya wuxuu sheegay in dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kumanaan Reer Siiriya Oo Ku Xayiran Xuduudda Turkiga In ka badan Boqol Kun (100,000) oo Siiriyaan ah ayaa ku xanibmay meel u dhow xuduuda dalka Turkigu uu la wadaago gobolka Alepo xili dagaalyahanada Ururka Daacish ay ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabaka Baladweyne Oo Gurmad u Baahan Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan waxaa ku fatahay Wabiga Shabelle, waxaana uu saameeyay guud ahaan shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Shacabka ayaa qaarkood waxaa u suurta gashay in magaalada Bannaanka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Dagaallamay Oo Lagu Heshiisiiyay Galmudug Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug isuguna jira wasiiro, xildhibaanno iyo saraakiil ciidan oo gaaray deegaanno u dhaxeeya Baxdo iyo Qeydaro oo Labo maalin kahor ku dagaallameen Labo Maleeshiyo beeleed oo ka…