Dekereetada Madaxweynaha Kadib, Maxaa Xiga? waa su’aal aan hordhignay Xildhibaan Maxamud Cali Dhuux, Maxamed Xasan Xaad, Zakariye Maxamud Xaaji Cabdi, Cabdirashid Khalif iyo Maxamed Axmed Diiriye. Xildhibaan Maxamud Cali Dhuux: Xildhibaanka Maxamud waxaa uu…