WAR DEG DEG AH:- CID Oo Xiratay Agaasimaha Goobjoog Sheeko:Dalka Hay’adda Dambi baarista CID ayaa goor dhaw waxay xarunteeda magaalada Muqdisho ku xirtay Agaasimaha Goobjoog Xasan Maxamuud. Hay’adda ayaa u yeertay agaasimaha, kadibna waxay dhigeen xabsiga iyadoo sababta rasmiga ah… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda Oo Caalamka Ka Dalbatay In La Xasiliyo Soomaaliya Dowladda Uganda ayaa caalamka ka dalbatay in la xasiliyo Soomaaliya kahor inta aan dalka dib loogu soo celin qaxootiga ku sugan dalka Kenya. Ra’iisul wasaaraha dalkaasi Dr Ruhakana Rugunda oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Go’aankii Kenya Ee Xeryaha Dhadhaab Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay go’aankii Kenya ay ku sheegtay inay ku xiri doonto xeryaha Dhadhaab, wuxuuna sheegay in gao’aankaa laga yaabo in dhibaato badan…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdisamad Macallin oo Ka Hadlay Safar Shaqo uu Ku Joogo Magaalada Dhuusamareeb Xildhibaan Cabdisamad Macalln oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo muddo dhowr cisho ah ku sugnaa gobolka Galguduud , gaar ahaan xarunta gobolka ee Dhuusomareeb ayaa ka hadlaya u jeedada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dayactir Lagu Sameynayo Buundada Deegaanka Tixsiile Ee Sh/hoose Maamulka degmada Afgooye ayaa dayactir ku billaabay Buundada yar ee deegaanka Tixsiille oo ka mi dah deegaannada Hoostaga degmadaasi. Gudoomiyaha dhanka amniga ee maamulka Afgooye Mahdi Xasan ayaa u xaqiijiyey…
3 daqiiqo Isticmaalka Lacagta Taleefannada Oo God Sii Gelinaysa Shilin Soomaaliga Arrimo badan ayaa keeni kara hoos u dhaca ku yimaada qiime-dhaca lacageed ee waddan leeyahay, waxana ka mid ah: Yaraanta wax-soosaarka waddank ayaa keenta liidashada dalbashada lacagta waddankaasi; marka loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Kenya Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Dhoobley Ciidamada maamulka Jubbaland oo garabsanaya kuwa Kenya ee ka midka ah howlgalka AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in saakay oo Arbaco ah howlgallo ka wadaan degmada deegaanno ku yaalla duleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Ceel-waaq Ee Gedo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa ka dhacay duleedka degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Al-shabaab iyo sidoo kale ciidan la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaadkii Ku Dagaallamay B/weyne Oo La Kala Qaaday Maalmihii ugu dambeeyay waxaa soconayey dadaallo xooggan oo ay wadeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, AMISOM iyo sidoo kale maamulka gobolka Hiiraan kaasi oo ku aadanaa in la kala qaado maleeshiyaadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Ka Hadlay Dagaalkii J/hoose Saraakiisha ciidamada maamulka Jubbaland ayaa ka warbixiyey dagaal xooggan oo maanta ka dhacay duleedka degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose kaasi oo u dhaxeeyay ciidamada Jubbland iyo kuwa Kenya ee…