Kalfadhiga 2aad ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug oo si Rasmi ah Loosoo Xiray Sheeko:War Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado ayaa ku dhawaaqay in lasoo gabagabeeyay kalfadhiga 2aad ee baarlamaanka Galmudug. Guddoomiye Cali Gacal ayaa xusay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Dhoobley Ee J/hoose Wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Jubbaland oo garab ka helaya kuwa Kenya ee AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Soo Saartay Liiska Imtixaanka Dugsiyada G/Banaadir Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay liiska Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2015-2016, ee dugisiyada gobolka Banaadir iyo halka lagu galayo . Warbaahinta dowladda ayaa lagu soo daabacay Liiskan, iyadoo xarumo…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan C/raxmaan Xoosh: Waddanku Waxa Uu Soo Maray 4 sano oo Khasaare ah, Haddana Waxa Uu Galay Mugdi Hor leh Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay Dekreetadii madaxaweynuhu ku meel mariyay hannaanka doorasho ee 2016, isagoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Arday Dhaliil u Jeediyey Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Federaalka Arday Soomaaliyeed oo ku sugan dalka Kenya kuna guuleystay Imtixaan ay qaadday safaaradda India ee dalkaasi helayna deeq waxbarasho ayaa sheegaya in wasaaradda waxbarashada dowladda Federaalka ka hor istaagtay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Isku Diyaarineysa Martigelinta Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Maamulka Puntland ayaa isku diyaarinaya martigelinta shirka madasha wadatashiga qaranka, kaasi oo looga hadli doono arrimo la xiriira doorashooyinka iyo Dastuurka. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug oo Ku Xiran Xarunta CID ee Magaalada Muqdisho Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Cali oo ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa sarkaal ka tirsan Booliska Soomaaliya ugu xiran xarunta CID ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanka oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ku Celisay Inay Xireyso Xeryaha Dhadhaab Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in Kenya ay xirayso sanadkan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab isagoo ku sheegay arrintaasi sababo la xariira Qatar ammaan oo Kenya uga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka B/weyne Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatooyinku ay ka soo gaareen fatahaadda…
4 daqiiqo Suuqyada Muqdisho Qaarkood Oo Laga Hirgeliyey Suuli Dadweyne Haddii Aad tahay Ganacsade aroor hore ka soo baxa Gurigiisa waxaa hubanti ah inay baahi badan kuu hayso hal abuurkan lagu hirgeliyay suuliyada ee sahlaysa in qof kasta isaga oo…