U bood dhigaalka

Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Oo Ku Dhawaaqday In Berri Tahay Soon

Sheeko:Dalka

Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqday in maalinta berri ay tahay Ramadan.

Sheekh Cali Maxamuud oo ka tirsan mas’uuliyiinta wasaaraddan ayaa ka sheegay warbaahinta dowladda in berri oo Isniin ah Ramada yahay.

Waxa uu tilmaamay in bisha laga arkay gobolka Shabellaha dhexe sidaa darteedna muslimiintu laga doonayo in berri soomaan.

Maamulka iyo shaqaalah Goobjoog waxay dhammaan shacabka Soomaaliyeed leeyihiin Ramadan Karim.

Goobjoog News