Akhriso Jadwalka Doorashada 2016
Sheeko:Dalka
![](https://goobjoog.com/content/uploads/2015/07/Doorasho.jpg)
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay Jadwalka doorashada 2016ka, jadwalkan waxaa ku cad dhamaan sida ay wax u dhacayaan iyo xitaa maalmaha ay dhacayaan.
Qorshaha Hirgelinta iyo Jadwal Waqtiyeedka