U bood dhigaalka

19 Qof Oo Toorey Lagu Dilay Dalka Japan

Sheeko:Dalka

19 qof ayaa Toorey lagu dilay meel dadka Baahiyada gaarka ah qaba lagu xanaaneeyo oo ay ku jiraan, sidaa waxaa sheegtay hey’adaha gargaarka dalka Japan.

Dhacdada oo maanta ka dhacday Sagamihara, waxaana la sheegayaa in ay tahay dil wadareedkii ugu badnaa ee Jabaan ka dhaca tan iyo dagaalkii labaad ee aduunka.

Booliiska Jabaan waxaa ay sheegayaan in ay gacanta ku dhigeen ninka dhalinyarada ah ee dilka geystay isla markaana su’aalo la weydiinayo.

Goobjoog News