Waqooyiga Kuuriya Oo Dishay Wasiirka Waxbarashada Sheeko:Dalka Mas’uul u hadlay waqooyiga Kuuriya ayaa sheegay in dalkaasi lagu daldalay wasiirkii waxbarashada, isagoo tafaasiil intaa dhaafsan aan bixin. Wasiirka hadda la dilay ayaa la sheegay in mar hore la… 1 daqiiqo
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo IGAD Oo Ku Dhowaaqay Waqti Uu Dib u Bilaabanayo Shirka Jowhar Dowladda Soomaaliya iyo urur goboleedka IGAD ayaa maanta kulan ku yeeshay Muqdisho. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo Sabtida lagu…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoonka Baarlamaanka Galmudug Oo Shaaciyey Xilliga Uu Furmayo Kalfadhigga Saddexaad Ee Baarlamaanka Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka dowlad gobaleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulkaasi. Garoonka diyaaradaha ee Cadaado waxaa ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Horudhac Ah Oo Laga Gaaray Xiisad Ka Jirtay Duleedka Gaalkacyo, Mudug Shir lagu xallinayo khilaafka dhaliyay xiisadda dagaal ee ka taagan maalmahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug dhankeeda galbeed ayaa maanta ka furmay magaaladaasi. Odayaal iyo waxgarad ka kala socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Galmudug Oo Kasoo Horjeestay Nidaamka Loo Qeybsaday Xubnaha Aqalka Sare Odoyaasha dhaqanka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa kasoo horjeestay qaabka loo qeybiyay xubnaha aqalka sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Odayaashan dhananka ayaa tilmaamay in xubnaha aqalka sarre…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland: Al-shabaab Waxaa Looga Guuleysan Karaa Midnimo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar ayaa sheegay in waxa kaliya ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ay Al-shabaab uga guuleysan karaan ay tahay midnimo. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Nugaal Ee Puntland Oo Digniin u Diray Somaliland Maamulka gobolkaa Nugaal ee Puntland ayaa digniin u diray maamulka Somaliland oo ay sheegeen in Daandaasi ka wadaan deegaanno maaamulka Puntland ka arrimiyo. Guddoomiyaha gobolkaasi Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Amar Ku soo Rogtay Suxufiyiinta Ajaanibta ah ee Ka Howlgala Gudaha Maamulka Wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa soo saartay amar ay ku soo rogtay saxafiyiinta ajaanibta ah ee ka dhex shaqeeya gudaha Somaliland kuwaasi oo ay xustay inaanay illaa wasaaradu siiso ogolaanshiyo ayna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gawaari Sidday Sanaadiiqda Kaararka Codbixiyeyaasha ee Diiwaangelinta Gobolka Sool oo La Afduubtay Labo baabuur oo sanaaadiiqda diiwaangelinta cod bixiyeyaasha u siday deegaanka Hol-hol ee dhanka waqooyin kaga toosan magaalada Laascaanood ayaa xalay waxa deegaankaasi ku afduubtay rag hubaysan oo sida la sheeegay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdi Barre “Xukuumad Tii ugu Tayada Xumeyd ayaa Waddanka ka Talisa” Xildhibaan Cabdi Barre Yusuf oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo aan la yeelanay wareysi gaar ah ayaa xukuumadda federaalka Soomaaliya ku tilmamay tii ugu tayada xumeyd ee dalka Soomarta.…