Shacabka Zambia Oo U Dareeray Doorashada Madaxtinimada Dalkaasi
Sheeko:Dalka

Dalka Zambia guud ahaan waxaa ka billowday doorashada madaxtinimada dalkaasi, iyadoo ay u dareereen shacab aad u badan.
Musharaxiin gaaraya 9 ayaa lasoo sheegayaa inay u tartamayaan xilkaa madaxweyne ee dalkaasi.
Madaxweynaha dalkaasi Edgar Lungu iyo musharaxa lagu magacaabo Hakainde Hichilema waxaa u dhaxeeya loolan xooggan, iyadoo ay isku dhacyo sameeyeen taageerayaasha musharraxiintan.
Goobjoog News