U bood dhigaalka
Sheeko:War

Wasiirk Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan Xiriirka Maraykanka iyo Soomaaliya, Burcad Badeedda, Dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya iyo Arrimo kale oo xasaasi ah