Sheeko:War
Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo goor dhow wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka warramay qaraxii maanta lagu weeraray Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.