Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Safaaradda Shiinaha ee Kyrgyzstan
Sheeko:Dalka

Hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay safaaradda Shiinaha ee Kyrgyzstan.
Qofka dhintay waa darawalka safaaradda halka 3 kale la sheegayo in ay ku dhaawacmeen, sidaa waxaa sheegay wasaaradda qaablisan healthcare.
Gaariga qarxay waxaa la sheegayaa in la dhigay albaabka safaaradda ka hor inta aanu qarxin, wararka kale oo dheeraad ah lagama hayo, laakin in baaritaan socdaan ayaa lagu waramayaa.
Goobjoog News