Mas’uuliyiintii Ku Dhaawacmay Qaraxii Baardheere Oo La Keenay Muqdisho Iyo Baydhabo Sheeko:Dalka 9 qof oo uu ku jiro guddoomiyaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa loo soo qaaday magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo kadib markii ay ku dhaawacmeen qarax habeen kahor ka dhacay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Ka Hadlay Xilliga La Xareynayo Ergada Dooran Doonta Xildhibaannada Xubnaha guddiga doorashooyinka dadban ayaa dhawaan safar ku kala aaday qaar ka mid ah gobollada dalka halkaasi oo ay kula soo kulmayaan waxgaradka la doonayo in ay soo xulaan xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Tunis Oo Kalsooni Siiyay Xukuumadda Baarlamaanka Tunis ayaa saacado dambe oo jimcadii ah waxaa codka kalsoonida siiyay xukuumadda ra’isul wasaare Yusuf Shaahid, xilli dalkaas uu ka jiro dhibaatooyin xagga amniga iyo dalxiiska ah. Xukuumadda waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Xarun Ganacsi Oo Ku Taalla Degmada Hilwaa Inta la xaqiijiyey Labo qof ayaa ku geeriyootay dab habeenkii xalay ahaa ka kacay xarun ganacsi oo ku taalla xaafadda Suuqa Xoolaha, degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho. Mid ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Cambaareeyay Weerakii Baarka Liido Xafiiska howlgalka dowladda Mareykanka u qablisan arrimaha Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii Khamiistii ka dhacay baarka Liido ee magaalada Muqdisho. “Mareykanka waxaa uu cambaareynayaa weerarka waxashnimada ahaa ee baarka Liido Beach…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada: Waan Joojinnay Diiwaangelinta Jaamacadaha Cusub Wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay midoobeen Jamaacadaha ku yaalla dalka kadib markii ay hoos u dhacday heerkii tacliinta sare ee Jaamacaduhu lahaayeen. Agaasimaha guud ee wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Galmudug Oo Ka Jawaabtay Wareegtadii Puntland Maamulka Galmudug ayaa eedeyn u jeediyay maamulka dariskooda ah ee Puntland kadib go’aan shalay ka soo baxay maamulkaasi oo ku aaddan in bisha soo socota kowdeeda ay degaannada Puntland ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Xalay Ee Al-shabaab Ku Qaadeen Maqaayadda Banaadir Beach Rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar isugu jira qarax Ismiidaamin iyo dagaal toos ah ku qaadeen maqaayadda Banaadir Beach oo ku taallaa xeebta Liido, degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Degmada Dhuusamareeb Oo u Istaagay Ka Shaqeynta Bilicda Magaaladaasi Olole nadaafadeed ayaa ka soconaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud halkaas oo maalmihii dambe la arkayay iyagoo ololahan si xowli ah uga soconaya halkaa. Haweenka ku nool magaalada Dhuusamareeb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 10 Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Ka Dhacay Masjid Ku Yaalla Degmada Baardheere, Gedo Inta la xaqiijiyay ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhaawacmay degmada Baardheere ee gobalka Gedo kadib markii uu halkaas ka dhacay qarax xoog badan oo dadka degaanku sheegeen in laga…