Qaramada Midoobey: Maamulka Suuriya Labo Mar Ayuu Hubka Kiimikada Adeegsaday Sheeko:Dalka Warbixin ay soo saartay qaramada midoobey waxaa lagu sheegay in maamulka Asad uu labo mar adeegsaday hubka Kiimikada labadii sano ee la soo dhaafay. Hubkan ayaa la sheegayaa in loo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Ahlu-sunna Iyo Ciidamo Uu Hoggaaminayo Oo u Goostay Galmudug Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa ku waramaya in sarkaal ka tirsanaa ciidanka Ahlu-sunna laguna magacaabo C/risaaq Cali Tubaako iyo ciidan uu hoggaaminayey ay u u goosteen dhanka maamulka Galmudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Weerar Khasaare Geystay Oo Maanta Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho Faah Faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta geystay, kaasi oo maanta ka dhacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Rag hubeysan ayaa la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Arrimo Ku Saabsan Horumarinta Iyo Dib u Dhiska Dalka Kala Hadlay Madaxa UNDP Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay Madaxa Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP), Helen Clark, oo booqasho ku joogta dalka. Madaxweynaha iyo madaxa UNDP…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Askari Ka Tirsan Dowladda Federaalka Ku Dilay Magaalada B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in goor dhow rag ku hubeysan Bistoolado ay dileen askari ka tirsanaa dowladda Federaalka Soomaaliya kaasi oo ku sugnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Soomaaliyeed Oo Caawa Lagu Dilay Magaalada Nairobi, Kenya Kooxo hubeysan ayaa caawa maqrinimadii goobtiisa ganacsi oo ku taalla bartamaha xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ku dilay Mustaf Sheekh Cabdullahi oo ahaa wiil dhallinyaro ah islamarkaana xilliga la dilayey…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Mandhera Oo Jubbaland Kala Shiray Sugista Amniga Xadka Kenya Iyo Soomaaliya Magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi bari Kenya waxaa maalintii shalay ahayd gaaray wasiirka amniga maamul goboleedka Jubbaland C/rashiid C/nuur Janan halkaasi oo lagu soo dhoweeyay. Wasiir Janan ayaa kulamo kala…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maamulka Isbitaalka Gaalkacyo: Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxyadii Gaakacyo Qaarkood Waa Halis Iyadoo labo maalin ka hor magaalada Gaalkacyo ay ka dhaceen qeybteeda waqooyi qaraxyo sababay khasaare nafeed iyo mid hantiyadeed ayaa waxaa isbitaalka magaalada Gaalkacyo lagu dabiibayaa dadkii weerarradaasi ay dhaawacyadu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mucaaradka Madaxweyne Joseph Kabila oo Bilaabay Shaqo Joojin Guud Mucaaradka madaxweynaha dalka Congo Joseph Kabila ayaa bilaabay shaqo joojin guud kadib markii guddiga doorashooyinka ee dalkaasi ay ku dhawaaqeen inaaney suurtogalayn dooorashadii bisha November, sababo ay ku sheegeen diiwaangelinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ka Badan Hal Milyan Oo Saxiixay Warqad Furan oo Lagu Dalbanayo Goonni Isku Taagga Somaliland Magaalada Hargeysa waxa lagu soo gabagabeeyay barnaamij Afar bilood ay soo wadday wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland oo dad tiradoodu gaarayso hal Milyan iyo 21 Kun oo qof ay soo saxiixeen…