Waxgarad Ku Baaqay In Puntland Iyo Galmudug u Midoobaan Xaqiijinta Amniga Gaalkacyo Sheeko:Dalka Waxgaradka gobalka Mudug ee Galmudug ayaa soo jeediyay in laga wada shaqeeyo ammaanka gobalka iyo kan magaalada Gaalkacyo kadib qaraxyo khasaare badan dhaliyay oo dhowaan ka dhacay dhanka waqooyi ee… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiisha Dowladda Ee Gobolkaa Hiiraan Oo Ka Hadlay Howlgallo Ay Ka Sameeyeen Gobolkaasi Saraakiisha dowladda federaalka Soomaaliya ee gobalka Hiiraan ayaa ka hadlay howlgalladii ugu dambeeyay ee ciidanka dowladda ka sameeyeen gobalkaasi. Howlgalladaan oo ciidamada dowladda federaalka ay ku gacan siinayeen ciidamada AMISOM…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ugu Baaqay Madaxda Dowladda In Dib Loogu Laabto Habka Loo Soo Xulayo Xildhibaannada Cusub Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar oo ka tirsan Baarlamaanka federaalka ayaa ka hadlay habka xulista cusub ee aqalka hoose iyo aqalka sare oo dhismahooda lagu howlan yahay. Xildhibaanka oo si gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Garoowe: Haweenka Qaba Cudurka Isku Furanka Oo Lacag La’aan Lagu Daweynayo Maanta Arbaco ah waxaa magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal gaaray dhaqaatiir Ajaaniib ah kuwaasi oo la sheegay in howlo caafimaad ah ay ka fulin doonaan Isbitaalka guud ee magaaladaasi. Dhaqaatiirtaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lix Qof Oo Ku Geeriyootay Dhul Gariir Ku Dhuftay Talyaaniga Dhul gariir cabirkiisa lagu sheegay 6.2 oo ah qiyaasta lagu cabiro dhul gariirka ayaa saakay waxa uu ka dhacay bartamaha dalka Talyaaniga. Inta la xaqiijiyey Lix qof ayaa ku geeriyooray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Joe Biden Oo Turkiga Booqanay Xilli Mareykanka Lagu Tuhmayo Shirqoolkii Afgambiga Dhicisoobay Waxaa dalka Turkiga booqanaya madaxweyne ku xigeenka dalka Mareykanka Joe Biden bil kadib afgambigii dhicisoobey ee lala maaganaa madaxweyne Ordogan. Safarka Biden waa uu ka duwan yahay safarka Obama ee…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xoosh oo Ka Warramay Khatar Ku Hor Gudban Dhismaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Xildhibaan Abuukaate C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News, ayaa sheegay in khatar ay ka jirto dhismaha aqalka sare ee baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Lagu Dilay Degmada Dharkeynley Ee Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rag hubeysan ay goor dhow degmadaasi ku dileen sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa wasaaradda difaaca Soomaaliya. Sarkaalka la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Bangiyada Gaarka ah Oo Mushaar Laga Siinayo Shaqaalaha Dowladda Federaalka Shaqaalaha Dowladda qaarkood oo markii hore mushaarka ka doonan jiray Bank-ga Dhexe ayaa hadda loo wareejiyay bangiyada gaarka loo leeyahay si ay uga doontaan mushaarkooda. Taasi waxa ay timid kadib…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Ka Hadlay Dhibaatada ay Leedahay Shaqaaleysiinta Cadaalad Darrada ah Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa ka hadlay cadaalad darrada shaqaaleysiinta iney keento fal dambiyeedyo ay ku kacaan dadka baahida shaqo hayso. Guddoomiyaha maxakamada sare ee…