Ciidamada Ahlu Sunna oo Kala Qaaday Maleeshiyaad Isku Hor-Fadhiyay Degaanno Hoostaga Magaalada Dhuusamareeb Sheeko:Dalka Ciidamada maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa howlgallo ka sameeyay degaanka Balli-howd oo hoostaga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Gagaduud. Howlgalladaan ayaa yimid markii uu soo ifbaxay isqabqabsi u dhaxeeya dad… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maareeyihii Dekedda Berbera oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Xil ka Qaadistii Lagu Sameeyay Maareeyihii hore ee dekedda Berbera Injineer Cali Maxamed Xoor-xoor oo ka hadlay dareenkiisa ku aaddan xil ka Qaadistii madaxweyne Siilaanyo uu ku sameeyay, ayaa sheegay inaanuu wax dhibaato ah u…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug Oo Dhaliilay Hoggaanka Sare Ee Maamulkaasi Xildhibaan Xasan Cali Dhuux oo kamid ah wakiillada dowlad gobaleedka Galmudug ayaa dhaliil u soo jeediyay hoggaanka sare ee maamulkaasi. Hoggaanka sare ee Galmudug ayuu ku dhaliilay inaysan waxba ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ammaanka Oo Magaalada Baladweyne Ku Xirxiray Todobo Qof Oo Looga Shakiyay Amni Darro Howlgallo dad lagu soo qabqabtay ayaa ka dhacay magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan saacadihii la soo dhaafay. Howlgalladani oo amniga magaalada lagu sugayay ayaa waxaa sameynayay ciidamada ammaanka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaarihii Nafeed Ee Ka Dhashay Qaraxyadii Gaalkacyo Oo Sii Kordhay Waxaa sii kordhaaya khasaaraha nafeed ee ka dhashay Labo qarax oo shalay ka dhacay magaalada Gaaalkacyo gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi. Saraakiisha caafimaadka Isbitaalka Gaalkacyo ayaa xaqiijiyey geeriday 35 qof oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Magaalada Gaalkacyo Ciidamada ammaanka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ay ka wadaan howlgallo ballaaran oo ay ku sugayaan amniga. Habeenkii xalay ahaa waxaa waqooyiga magaalada Gaalkacyo ka dhaqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Guug Ee Qaranka Oo Digniin u Diray Ganacsatada Soomaaliyeed Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo la hadlay warbaahinta ayaa digniin adag u diray ganacsatada Soomaaliyeed ee dekadda Muqdisho wax kala soo degtay. Wuxuu sheegay in marnaba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kerry Oo Sheegay In Nairobi Lagu Qabanayo Shir Looga Hadlo Doorashooyinka Soomaaliya Xogheyaha arrimaha dibadda Mareykanka John Kerry ayaa waxaa uu sheegay in ilaa 8 dal oo Afrikaan ah ay isniinta kulan ku yeelan doonaan magaalada Nairobi si looga hadlo arrinta Koofura…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sool oo Digniin u Jeediyay Axsaabta Siyaasadda Somaliland Maamulka gobolka Sool ayaa axsaabta Somaliland uga digay inay muujiyaan astaamahooda u gaarka ah ee lagu garto , halku dhegyadooda iyo sawirada musharxiintooda inta lagu gudo jiro diiwaangelinta gobolka Sool…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Orad-Yahan Itoobiyaan Ah Oo Cambaareeyay Sida Loola Dhaqmo Oromada Feyisa Lilesa oo ah orod-yahan u dhashay dalka Itoobiya ayaa gacmaha is dhaafsaday markii uu orodka dhameeyay, arrintaas oo uu ka cabirayey sida loola dhaqmo dadka Oromada ah ee diiday siyaasadaha…