Madaxweyne Xasan: Waxaan Idiin Kugu Bishaareynayaa In Dhowaan Lasoo Afjarayo Argagaxisada Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu ay dhowaan soo afjari doonto waxa loogu yeero argagaxisada. Waxa uu sheegay Madaxweynaha mar uu ka hadlayey qaraxyadii ugu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Haloo Soo Jeesto In Lala Dagaallamo Al-shabaab” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ugu baaqay siyaasiyiinta Soomaaliyeed inay u istaagaan in si wadajir ah loola dagaallamo Xarakada Al-shabaab. Mr Madoobe oo ka hadlay qaraxyadii shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War 36 Daacish Ah Oo Lagu Daldalay Dalka Ciraaq Dowladda Ciraaq ayaa daldashay ilaa 36 ka tirsan dagaalyahannada Daacish, raggan ayaa lagu eedeeyay dilka 1700 askari oo Ciraaqiyiin ah oo lagu dilay weerar ka dhacay saldhig ay Mareykan lahaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maracana Stadium Oo Lagu Qabtay Mudaaharaadkii Ugu Weynaa Ee Gabagabadii Olypikada 2016-ka Magaalada Rio de janeiro ee Brazil ayaa xalay lagu soo gabagabeeyay ciyaaraha Olypikada 2016-ka, ilaa 42 ciyaar ayaa lagu tartamay intii uu tartanka socday, xaflad malaayiin daawadeen ayaa gabagabadii tartanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Qaraxyadii Maanta Ka Dhacay Gaalkacyo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii qaraxyada ahaa ee maanta lagu qaaday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Cambaareeyay Qaraxyadii Gaalkacyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambaareeyey weerar is-qarxin ah oo maanta lagu qaaday xarunta dawladda hoose ee degmada Gaalkacyo, halkaas oo naftooda ay ku waayeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowaladda Kenya oo Dib Uga Laabatay Go’aankii Ay Ku Xireysay Xerada Qaxootiga Dhadhaab Dowladda Kenya ayaa waxay maanta Sheegay iney dib uga laabatay go’aankii ay ku xireysay xerada Qaxootiga Dhadhaab , iyadoo go’aanka dib u dhigtay illaa inta nabad waartay laga helayo guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Maanta Kormeeray Xerada Tababarka Ciidanka Galmudug Ee Magaalada Cadaado (Sawirro) Wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka dowlada Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo ay wehliyaan saraakiil ciidan ayaa maanta kormeeray xerada ciidamada tababarka Booliska Galmudug ee ku taalla duleedka magaalada Cadaado.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Madaafiic Ku Dhacday Xarunta Wasaaradda Gaadiidka Ee Muqdisho Madaafiic Hoobiyeyaal ah islamarkaana illaa hadda la ogeyn halka laga soo tuuray ayaa goor dhow waxay ku dhaceen xarunta wasaaradda Gaadiidka ee magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Madaafiicdan oo illaa Shan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlay Horumarinta Shaqada Isbitaalka Degmada Afgooye Oo Maanta Degmadaas Lagu Qabtay Kulan ay maanta isugu yimaadeen degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose maamulka degmada, guddiga Isbitaalka degmada iyo ururrada bulshada ayaa looga hadlay xaaladda isbitaalka guud ee degmadaasi Afgooye. Agaasinka isbitaalka…