Maamulka Puntland Oo Soo Bandhigay Rag Ay Sheegeen Inay Kasoo Baxsadeen Al-shabaab Sheeko:Dalka Maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari kusoo bandhiggay Saddex ruux oo dhallinyaro ah islamarkaana sheegay inay ka mid ahaayeen Xarakada All-shabaab. Raggaan ayaa magacyadooda waxay ku kala… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Wanlaweyn Oo Sheegay Inay Ka Hortageen Rag Maleegayey Falal Amni Darro Maamulka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay ka hortageen falal amniga ka dhan ah, islamarkaana la doonayey in shacabka lagu waxyeeleeyo. Gudoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamdda Wareegta Oo Laga Hirgelinayo Degmooyinka Iyo Deegaannada Sh/dhexe Deegaanno badan oo ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa ka soconaya qorshe ballaaran oo ku aadan sidii deegaannadaasi looga hirgelin lahaa Maxkamadda Wareegta. Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Shabellaha Dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Oo Ka Dhacay Degmada Jalalaqsi, Hiiraan Kulan ballaaran oo looga hadlayey amniga guud ee degmada Jalalaqsi iyo wada shaqeyn dhexmarta bulshada iyo Ciidanka ayaa lagu qabtay degmadaasi. Kulankaan waxaa soo qaban qaabiyey maamulka degmada Jalalaqsi, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga: Xaflad Aroos Oo Isku Badashay Tacsi Iyo Kala Carar Qaraxa oo ka dhacay goob aroos ah ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen in ka badan 30 qof halka 90 kale ay ku dhaawacmeen, dhibaatadan waa tii ugu xumeyd…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta ay U ahayd 4 sanno Guuradii Ka soo Wareegtay Maalintii Xilka loo Igmaday Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa isla soo qaaday waxyaabihii u qabsoomay baarlamaanka mudadii 4 sanno ee uu dhisnaa, iyadoo ay maanta ugu ekayd mudadii…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji 8-da Adeeg Oo Loogu Iibsiga Badan Yahay Caalamka Iphone: Muddo 9 sano gudahood, Iphone waxaa ay noqotay shirkadda ugu hadalheynta badan adduunka Harry Potter: waa novels uu qoray qoraa Ingiriis ah oo lagu magacaabo J. K. Rowling, intii…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo ka Tacsiyeeyay Geeridii Ku Timid Marxuum S. Guud Maxamed Cali Samatar Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kalfadhigii 8 kulankiisii 20aad ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay tacsi u direen guud ahaan ummadda Soomaaliyeed , gaar ahaanna eheladii iyo qaraabadii uu ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Loogu Deeqay Gaadiid Ciidan (Sawirro) Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Cabdixakiim Cabdillaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kaga guddoomey hay’adda SSF Afar Gaari oo ah nooca Booliska ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Socotay Booliiska Dowladda Federaalka Oo Kormeeray Ciidan Lagu Tababarayo Cadaado Saraakiil ka tirsan Booliska Dowladda Federaalka iyo kan Galmudug ayaa maanta kormeer ku tegay xero ciidan oo tababar uu uga soconayo ciidamo ka tirsan Galmudug. Xeradaan ciidan oo ku taalla…