Madaxweyne Siilaanyo oo Dadka Reer Sool u Ballan Qaaday Waxqabad Taariikhi ah Sheeko:Dalka Madaxweynaha maamulka Somaliland oo booqasho ku jooga gobolka Sool ayaa dadweyne kala duwan oo ka kala yimid deegaanada tuulooyinka gobolka Sool ayaa waxa uu kula hadlay deegaanka Adhi-cadeeye oo magaalada… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Tacsi Ka Diray Geeridii Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke wuxu tacsi u diray qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacabka Soomaaliyeed, geerida ku timid S/Guud Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Burburin Ah Ka Sameeyay Magaalada Garoowe Maamulka degmada Garoowe ee gobalka Nugaal oo kaashanaya maamulka gobalka iyo saraakiil ciidan ayaa howlgallo burburin ah ka sameeyay xaafado ka tirsan magaaladaasi. Howlgalka lagu burburinayo dhulkaan ayaa waxaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Sheegtay In Dib Loo Dhisayo Maktabaddii Qaranka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay waddo qorshe dib loogu dhisayo makatabaddii qaranka oo ku burburtay dagaalladii sokeeye ee dalka ka dhacay. Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedkii Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar Oo Dhameystiran Waxaa Maanta gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ku geeriyooday Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar, madaxweyne ku xigeenkii hore ee Soomaaliya. Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar wasiirka haweenka iyo xuquuqul-Insaanka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Al-shabaab Oo Weerartay Kolonyo AMISOM Oo Marayey Deegaanka Lambar 60 Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya degaanka Lambar Lixdan ayaa sheegaya in xaaladda degaankaasi ay maanta tahay mid deggan kadib weerar halkaasi ay ka geysteeen Xarakada Al-shabaab. Wararka waxay sheegayaan in Al-shabaab ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xisbiga Kulmiye oo Sheegay iney Mucaaradka La Safanayaan Haddii Xukuumadda Muddo Kordhin Loo Sameeyo Xisbiga Muxaafidka ah ee Kumiye ee Somaliland ayaa sheegay in aanay diyaar u ahayn in mar kale xukuumadda talada haysa muddo kordhin loo sameeyo. Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Walaac Ka Muujiyey Dib u Dhaca Doorashooyinka Soomaaliya Golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa walaac ka muujiyey dib u dhaca ku yimid doorashada ka dhacaysa Soomaaliya, golaha ammaanka ayaa ku booriyey dowladda Soomaaliya inay qabato doorashooyinka baarlamaanka iyo…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka Federaalka oo Ka Warramay Caqabado Dib u Dhigi kara Doorashooyinka 2016 Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo marti ku ahaa barnaamijka Jimcaale oo ah todooble ka baxa Goobjoog Fm ayaa su’aalo ka keenay suurtogalnimada in doorashooyinka dalka ay dhacaan iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Lagu Eedeeyay Inuu Hurinayo Colaadda Gobolka Mudug Waxgaradka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inay hurinayaan colaadda ka jirta deegaanno ku yaalla Bariga gobolkaasi. Afhayeenka Odayaasha dhaqanka gobolkaasi Nabadoon Maxamed Yaasiin Gaani oo la…