11 Qof Oo Lagu Qabtay Howlgallo Ay Ciidamada Dowladda Ka Sameeyeen Muqdisho Sheeko:Dalka Wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa ka warbixisay howlgallo ay ciidamada dowladda Federaalka ka sameeyeen magaalada Muqdisho iyo gobolka Jubada Dhexe. Afhayeenka wasaaraddan C/kaamil Macallin Shukri oo la hadlay warbaahinta ayaa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gool Fm Oo Xarun Cusub Ka Furatay Magaalada Baladweyne Maanta oo Talaado ah waxaa si toos ah loo daah furay xarunta cusub ee Idaacadda Ciyaaraha dalka Gool Fm magaaalada Baladweyne. Munaasabad ka dhacday xarunta Idaacaddan ee magaalada Baladweyne waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka iyo Bankiga Dhexe ee Somaliland oo ka Wadahadalay Lacagaha Been Abuurka ah Maamulka Bankiga dhexe ee Somaliland iyo golaha wakiilada maamulka oo maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay xarunta golaha ayaa waxay isla meeldhigeen sameynta sharci lagaga hortagayo lacago been abuur…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sool: Haween Ka Dibadbaxay Qiimo Kordhin Lagu Sameeyay Canshuurta Qaadka Haween ganacsato ah oo ku nool magaalad Laascaanood ayaa isku soo bax ay kaga soo horjeedeen cashuur ay wasaaradda maaliyadda ee Somaliland ku kordhisay ganacsade Maxamed Cabdi Caraale Jabuutaawi oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Afaraale “Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Waxaa Loogu Daneynayaa Reer Gaar ah” Xildhibaane Maxamed Xuseen Afaraale oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa si weyn u dhaliilay saami qeybisga qabaa’illada ee aqalka sare ee baaralamaanka Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Caawimaadda Qaxootiga kasoo Noqday Dalka Yemen oo ay iska Kaashanayaan Saddex Hay’adood oo Caalami ah Magaalada Berbera ayaa waxaa laga furay xarun lagu kaalmaynayo dadka Soomaalida iyo Anaajinbta kale iskugu jira ee ka soo barakacay dagalada dalka Yeman ka socda kuwaasi oo ku dhawaad laba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Xaamud: Dhallinyarada Waa Kuwa Kaliya Ee Dalka Badbaadin Kara Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ku sugan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa kormeer ku tagey xarumaha ciidamada Booliiska ku leeyihiin magaalada Kismaayo.…
1 daqiiqo Sheeko:War Fursado Shaqo Banaan Ogeysiis : Ururka Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyed ee ( SWJ ) Waxa uu ogeysiinayaa bulshada soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan inta ka faa’iideysan karto fursadan shaqo in ay soo codsan karaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Horumarinta Qorshaha Qaranka Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa lagu soo gabagabeeyay shirka Horumarinta Qorshaha Qaran 2017 illaa 2019, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda Qorsheynta xukuumadda Soomaaliya iyo wasiirada Qorsheynta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qurbejoogta Soomaaliyeed Oo Ballan Qaaday Inay Ka Qeybqaataan Dib u Dhiska Dalka Qaar ka mid ah Qurbejoogta Soomaaaliyeed ayaa sheegay inay diyaar u yihiin ka qeybgalka qorshaha dalka dib loogu dhisayo maalin kadib markii magaalada Muqdisho lagu soo gabogabeeyay shirka Qurbejoogta Soomaaliyeed.…