Qaramada Midoobey Oo Soo Dhaweysay Sharciga Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka. Sheeko:Dalka Ergeyga Xogheyaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa ammaanay saxiixa uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh saxiixay sharciga lagu dhisayo Guddiga Madaxa Banaan ee Xuquuqul Insaanka. Michael… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Gaari oo ay Dad Ku Dhinteen oo Saaka ka Dhacay Wadada u Dhaxaysa Hargeysa iyo Berbera Afar qof ayaa ku dhintay Saddex kalena way u dhaawacmeen shil baabuur oo gaari noociisu NOHA yahay oo rakaab ahaa uu ku galay deegaanka Abdaal ee u dhexeeya Berbera iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 8 Xaqiiqo Oo Muhiim u Ah Doorashada 2016-ka, Shuruudda Ergada, Tartamayaasha Labada Aqal, Haweenka iyo Lacagaha Dalka waxaa ka dhacaya doorasho, dad badan ayaa isweydiinaya waa maxay shuruudaha laga rabo ergo doorasho, shuruudaha dadka u sharaxan labada aqal, sidee haweenka ku heli karaan 30% iyo lacagaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweye Siilaanyo oo Magacaabid, isku Bedel iyo Xil ka Qaadis Ku Sameeyay Xubno Ka Mid ah Xukuumadiisa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa digreeto madaxweyne habeenimadii xalay ka soo saaray xarunta madaxtooyada Somaliland, waxa uu magacaabid, isku bedel iyo xil ka qaadisba ku sameeyay xubno ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Barnaamijka Horumarinta Qaranka Oo Maanta Ka Furmaya Baydhabo Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay uu ka furmo shir ballaaran oo looga hadlayo qorshaha horumarinta qaranka ee 2017 illaa 2019 Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Wada Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo amniga lagu sugayo ay ka wadaan deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamadan ayaa howlgalkaan waxay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Ka Cabanaya Nolol Xumo Ku Haysata Xabsiyo Ku Yaalla Kenya Xabsiyo ku yaalla dalka Kenya waxaa ku xiran dhallinyaro Soomaaliyeed oo intooda badan loo soo qabtay falal la xiriira Burcad badeednimo kuwaasi oo haatan sheegaya in xaalad adag oo dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka NISA Oo Muqdisho Ku Qabtay Gaari Laga Soo Buuxiyeey Walxaha Qarxa Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay gacanta ku dhigeen gaari la sheegay inay saarnaayeen walxaha qarxa. Saraakiil ka tirsan hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka NISA oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Daraawiishta Puntland Oo Maanta Xukun Dil Ah Lagu Fuliyey Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa maanta waxay xukun dil ah ku fulisay sarkaal ka tirsanaa ciidanka Daraawiishta maamulkaasi, kaa oo horay maxkamaddu ugu xukuntay dil toogasho ah. Sarkaalka la toogtay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Isgoyska Ex-control Balcad Ee Muqdisho Qarax la sheegay inuu ahaa Miino nooca dhulka lagu aaso ayaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay Isgoyska Ex-control Balcad ee magaalada Muqdisho. Wararka waxay sheegayaan in qaraxan lala eegtay…