Wasaaradda Caafimaadka Oo Sheegtay Inay Kobcineyso Heerka Xirfadda Shaqaalaha Caafimaadka Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday inay waddo qorshe ballaaran oo lagu kocbicinayo heerka xirfadda shaqaalaha caafimaadka dalka. Agaasimaha daweynta iyo Agabka ee wasaaradda caafimaadka Dr C/risaaq Yuusuf… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Wafdi ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya iyo Maamulka Jaamacadda Caalamiga ah ee Africa oo Kulan Ku yeeshay Dalka Suudaan Wafdi ka socday baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa dalka Suudaan ayaa la kulmay maamulka iyo ardayda jaamacadda caalamiga ah ee Africa. Wafdigan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Koofurta Suudaan Oo Jagada u Baneyn Doona Machar Iyo IGAD Oo Ciidamo U Direysa Dalkaas Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Koofurta Suudaan Taban Deng Gai ayaa waxaa uu sheegayaa in uu diyaar u yahay in uu jagada uga tanaasulo Riek Machar haddii ninka dambe uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump Oo Mar Kale Weerar Afka Ah Ku Qaaday Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Maraykanka Musharaxa madaxtinimda xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale waxa uu weerar afka ah ku qaaday Soomaalida deggan dalkaasi iyo sidoo kale dadka kale ee qaabka qaxootiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta u Amba Baxay Dalka Itoobiya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay u amba baxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa ka qeybgali doona shir madaxeedka wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo Gaarsiisay Markab Cunto Gargaaar Ah Dekedda Boosaaso Dekedda Magaalada Boosaaso waxaa ku xirtay markab sida shixnad raashin gargaar ah oo ka timid Turkiga, balse la soo marsiiyey dowladda Federaalka Soomaaaliya. Markabkaan ayaa ka amba baxay maagaalada Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In Boob Dhuleed Laga Wado Magaalada Gaalkacyo Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa ka digey in ganacsato lagu wareejiyo dhul dhawaan la sheegay in laga kiciyey dad shacab ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Haweenka Ma Duudsiin Doonno Saamigooda Baarlamaanka Ee 30% Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Galmudug Daahir Faarax Fiidow oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay diyar u yihiin inay fuliyaan dalabka haweenka ee ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Ka Shiray Arrimo La Xiriira Amniga Dalka Golaha Wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya oo manta isugu yimid kulunkoodii caadiga ahaa ayaa ka dooday xakameynta walxaha laga sameeyo qaraxyada, iyo daba-gelidda hantida qaranka, waxaana kulan ka Shir gudoominayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiyada Soomaaliya: Xasan Sheekh Haka Baxo Villa Somalia, Ha soo Wareejiyo Jagada, Hantida, Baabuurka iyo Ilaalada September 10, 2016 Waxaa Muqdisho maanta lagu qabtay shir xasaasi ah oo asxaabta dalka uga hadleen waqtiga madaxweyne Xasan Sheekh ay tahay in uu banneeyo xafiiska Villa Somalia. Shirkan oo ay u dhammaayeen…