WAR DEG DEG AH: Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Ka Furmay Muqdisho Sheeko:Dalka Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay shirka madasha wadatashiga Qaran oo looga hadli doono arrimo badan oo xasaasi ah kuna aadan dooarashada 2016-ka. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay In Al-shabaab Qasab Ku Askareeyaan Dhallinyarada Dalkaasi Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xarakada Al-shabaab ay si qasab ah askar kaga dhigaan dhallinyarada dalkaasi si dhankooda uga barbar dagaallamaan. Taliyaha ciidanka Milatariga Kenya Samson Mwathethe ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyay Saldhig Al-shabaab Ku Lahaayeen J/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay diyaarado dagaal ka geysteen deegaanno ku dhow deegaanka Beerxaani ee gobolka Jubada Hoose, kuwaasi oo khasaare kala duwan geystay. Diyaaradahan ayaa lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burbur Ka Muuqda Xabsiga Dhexe Ee B/weyne Burbur xooggan ayaa xilligaan waxa uu ka muuqanayaa xabsiga dhexe ee magaalada Baladweyne, kadib markii uu saameeyay fatahaadda Wabiga Shabelle uu ka sameeyay magaaladaasi. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan ka Tirsan Guurtida Somaliland oo Ka Hadlay Sababta Ugu Weyn ee Keenta Shilalka Waddooyinka Xildhibaan Maxamed Nuur Sugaal oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland oo ka qaybqaatay dood uu golahaasi ka yeeshay Talaadadii shalay; siyaasadda arrimaha bulshada, ayaa si gaar ah uga hadlay sababta…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobada Looga Hadlayo Shirka Madasha Ee Muqdisho Oo Dhameystiran Madasha qaran ayaa maanta kulan xasaasi ah ku leh Muqdisho, shirka waxaa looga hadlayaa hirgelinta guddiga doorasho, dhameystirta guddiga doorasho ee gobollada, goorta la dhisayo aqalka sare, arrinta Shabeelle dhexe/Hiiraan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Dib u Dhiska Oo u Digtay Shirkadaha Dhismo Ee Dalka Wasiirka Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dalka ee xukuumadda Soomaaliya Saalax Sheekh Cismaan ayaa ka hadlay arrinta ku aadan dib u dhiska dalka gaar ahaan laamiyadii ku burburray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Afrika Ee UK Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke maanta safaaradda UK ee Muqdisho kulan kula qaatay Wasiirka arrimaha Afrika ee UK Tobias Ellwood iyagoo ka wadahadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya Ee Kenya Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Raila Odinga Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Jamaal Xassan ayaa jawaab culus ka bixiyay haddalo uu sheegay ra’isul wasaarihii hore Kenya Raila Odinga. Raila oo ka hadlayey Chatham House, London ayaa sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan AMISOM Oo Maanta Lagu Maxkamadeeyay Muqdisho (Sawirro) Maxkamadda ciidamada qalabka ee dalka Uganda ayaa manta waxay magaalada Muqdisho ku xuntay askar ka tirsan AMISOM, kuwaa oo loo heystay eedeymo la xiriira iibinta sahay ay lahaayeen ciidanka AMISOM.…