In Ka Badan 10 Ruux Oo Ku Dhintay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Galgaduud Sheeko:Dalka Faah faahin dheeraad ah ayaa la ga helayaa dagaal qaab beeleed u abaabulan oo ka dhacay deegaanno ka mid ah gobolka Galgaduud, gaar ahaan deegaanno ku dhow degmada Ceelbuur ee… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo La Filayo In Maanta Ka Furmo Muqdisho Sida qorshaha yahay maanta oo Talaado ah 2-da August ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka madasha Wadatashiga qaran oo arrimo xasaasi ah looga hadli doono. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Dowladda Faransiiska Ka Dalbatay Ka Qeybqaadashada Dadaallada Nabadda Soomaaliya Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku booriyey Fransiiska inay taageeraan dadaalada nabadeed ee lagu xasilinayo gobolka. Madaxweynaha ayaa sheegay in Kenya ay ka rajeyneyso wadamada saaxiibka la ah inay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF: Haweenka Soomaaliya Waa Kuwa Ugu Dhalmada Badan Adduunka….Carruurta Waa Dhibbane Kale. Hay’adda UNICEF ayaa isniintii Muqdisho ku soo bandhigtay warbixin naxdin leh, warbixintan oo xoogga lagu saaray carruurta iyo haweenka ayaa lagu soo bandhigay arrimo muhiim u ah dadka daneeyay horumarinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo La Kulmay Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliyeed Ee Ka qeyb-galeysa Tartanka Olimbikada Adduunka Ee RIO Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay ciyaartooyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ka qeyb-galeysa tartanka Olimbikada adduunka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Helicopter Ruush Ah Oo Lagu Soo Riday Dalka Suuriya Helicopter laga leeyahay dalka Ruushka ayaa la sheegayaa in lagu soo riday magaalada Idlib ee waqooyiga dalka Suuriya. Wasaaradda difaaca Ruushka waxaa ay sheegayaan in Helicopter-ka iyo 3 shaqaale oo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Sano Kadib: Casharro Laga Baran Karo Maamul Goboleedka Puntland Maamulka Soomaaliyeed ee Puntland waxaa uu maanta jiraa 18 sano, mudadaas waxaa soo maray 5 madaxweyne, dhammaantood waxaa ay ka sinnaayeen jacaylka ay u qabaan midnimada dalka Soomaaliya. Khilaafyo badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Maanta 18-sano Jirsaday Maanta oo isniin ah waxaa guud ahaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Puntland looga dabaaldegayaa 18-sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay maamulkaasi. Magaalooyinka waaweyn ee Puntland waxaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir: Gaari Qarax Siday Ayaa Lagu Qabtay Xeebta Liido Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in habeenkii xalay ahaa xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis lagu qabtay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo maamulka sheegay in la doonayey in shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Qoone oo Eedayn Kulul U soo Jeediyay Golaha Madasha Wadatashiga Qaran Xildhibaan Maxamed Xasan Qoone oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa eedeyn kulul dusha uga tuuray golaha madasha wadatashiga oo uu ku sheegay…