Ciidamada Kenya Oo Dil, Dhac Iyo Kufsi U Geystay Rayid Ku Dhaqan Mandhera Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeeyay in ay dil, dhac iyo kufsi ka geysteen degmada Lafey oo ka tirsan ee gobolka Mandheera. Reeraha Sheikh Barrow ayaa sheegay in askarta Kenyaanka ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo u Jawaabtay Safiirka Dowladda Turkiga u Fadhiya Soomaaliya Wasiirka arrimaha dibada maamulka Somaliland oo ka hadlay war ka soo yeeray safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, kaas oo ku aaddan baasaboorka Somaliland ayaa sheegay in ay aad ugu xun…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 80 Kiis Oo Argigixiso Lala Xiriirinayo Oo Maxkamadaha Kenya La Horgeeyay Ilaa 80 Kiis oo argagixiso lala xiriirinayo ayaa la horgeeyay maxkamadaha dalka Kenya, sidaa waxaa sheegay agaasimaha waaxda dambi barista Ndegwa Muhoro. Ninkan oo ka hadlayey Isiolo axaddii waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3,000 Tahriibayaal Ah Oo Ku Dhintay Xeebaha Libiya In ka badan 120 Tahriibayaal ah ayaa ku dhintay badda Mediterranean-ka iyagoo doonayey in ay u gudbaan dhanka qaaradda Europe bishan. Duqa magalada Liibiyaanka ah ee Sabratha ayaa waxaa uu sheegayaa…