Abshir Bukhaari: Senator-kii Ugu Horeeyay Ee Soomaaliya Sheeko:War Magaalada Cadaado ee xarunta Galmudug waxaa goordhaw lagu doortay senator-kii ugu horeeyay ee Soomaaliya, tilaabadan ayaa qeyb ka ah doorashada aqalka sare ee 2016-ka. Abshir Maxamed Axmed waxaa uu helay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Samsam Daahir Oo Noqotay Gabadhii Ugu Horreysay Ee Kamid Noqota Aqalka Sare Samsam Daahir Maxamuud ayaa noqotay gabadhii ugu horreysay ee kamid noqota aqalka sare ee dowladda federaalka Soomaaliya. Samsam waxaa kula tartamaysay kursigani Faadumo Macallin Cumar Maxamuud waxaana codeynta kadib guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:War Galmudug: Hal Kursi Ayay Haweenku U Tartamayaan Aqalka Sare Iyadoo guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya maamulka Galmudug iyo labo maamul oo kale uu dib ugu celiyay liiskii aqalka sare kadib markii ay caddeyn waayeen qoondada dumarka. Faadumo Macallin Cumar…
2 daqiiqo Sheeko:War Labada Caalim ee Ku Guuleystay Abaalmarinta Nobel-ka Dhaqaalaha Sandkan 2016 Labada Caalim ee Oliver Hart iyo Benget Holmstrom ayaa ku guuleystay abaalmarinta Nobel Prize dhaqaalaha sanadka 2016, waxayna ku heleen kaalintooda cusub ee dhaqaalaha shuraakada ku saleysan iyo sida loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan: “Xaalado Adag Oo Nolosha Ah Ayaa Gobolka Ka Jira” Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dhibaatooyin xilligani heysta dad barakacayaal ah oo ka soo hayaamay degaanno kamid ah gobolka Galgaduud inay ku tacdareysan yihiin gobolkaasi Hiiraan. Guddoomiye xigeenka gobolka…
9 daqiiqo Sheeko:War Qarni Cusub Iyo Qiiro Qabiil-Maaxi “Masiibada qabiilkaa dhacdoo weli la soo moodin markalena markii kale ka daran, majo bararna waa laga dhaxlay iyo mooryaan ” Waxaa ila haboon inaan marka hore qeexo mawduuca aan ka hadleyo iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Puntland: Annaga Cidna Weerar Kuma Nihin Taliyaha ciidanka Puntland Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere) oo ka hadlay dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ka maamul ahaan aaney cidna weerar ku ahayn. Wuxuu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Ka Shaqeeya Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Oo La Magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga hadlay cabashooyin ay qabaan odayaasha reer Shabeellaha Dhexe qaarkood, guddi doorasho oo uu magacaabay iyo qodobo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo u Safray Isku Tagga Imaaraadka Carabta Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u ambabaxay wadanka Isku tagga Imaaraadka Carabta, xilli magaalada Garoowe uu maanta tagey Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke. Gaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaaro ay Xoolo Farabadani Ku La’deen oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sanaag Abaaro laga dayrinayo xaaladooda ayaa ka taagan deegaanno hoos yimaadda Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag, waxayna sidoo kale barakicisay abaartaasi dadkii ku noolaa deegaannadaas oo intoodii tamarta lahayd ay u hayaameen…