Madaxtooyada Soomaaliya Oo Lagu Eedeeyay Inay Lacago Ku Bixineyso Doorashada Hirshabeelle Sheeko:Dalka Musharrax Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabeelle Cali Xasan Taakoow ayaa sheegay in Musuqmaasuq lagu sameeyey Doorashadii Guddoonka Baarlamaanka Maamulkaasi. Wuxuu sheegay in faragelin toos ah ay madaxtooyada Soomaaliya ku heyso maamul… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Lagu Soo Dhoweeyay Garoowe Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Gaas iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyihii Degmada Buurhakaba Oo Ku Dhaawacmay Qarax Lagu Weeraray Wararka hadda naga soo gaaraya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay degmadaasi. Qaraxani miino ayaa ka dhacay guriga uu ku shaqeeyo maamulka degmada…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Aqalka Sare Oo Ka Billaabatey Cadaado (Sawirro) Magaalada Cadaado ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaa hadda si toos ah uga billowday codeynta doorashada xubnaha aqalka sare ee ka imaanaya Galmudug. Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa kala dooranaya xubnaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Waxyaabaha Keena Cudurka Dhabar Xanuunka Cudurka dhabar xanuuka ayaa ah mid ay ka sheegtaan dad fara badan haba u sii badnaadeena dadka ka shaqeeya xafiisyada cudurkaan ayaa waxaa keena shan arrimood oo muhiim tahay iney…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Ka Hadashay Dhibaatooyinka Ugu Badan ee Horyaalla Bahdooda Cadaaladda Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland prof. Aadan Xaaji Cali Axmed oo ka xog warramay guud ahaan kiisaska bahda caddaaladda horyaalla ee dacwadaha ah, ayaa waxa uu si gaar ah u…
2 daqiiqo Sheeko:War Xil.Cabdi Barre ” Soomaaliya Uma Baahna Hoggaamiye Kooxeed Dambe” Xildhibaan Cabdi Barre Yusuf Jibriil oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah aan la yeelanay ayaa ku baaqay in shuruud la’aan la joojiyo colaadda Gaalkacayo, Soomaaliyana aaney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 50,000 Oo Ka Barakacay Magaalada Galkacyo Qaramada Midoobey waxaa ay sheegeysaa in 11 qof ay ku dhinteen halka 50,000 ay ku barakaceen dagaal-ka maamullada Puntland iyo Galmudug ku dhexmaray magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug. Xafiiska Qaramada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Xoolo Dhaqatada Ah oo Ku soo Badanaya Gudaha Magaalada Laasnaacood Marka aad maraysid Waddooyinka Xaafadaha Laascaanood waxaa dhegahaaga ku soo dhacaya, heesaha geela, maaha geel la waraabinayo, mid la carraabinayo ee waa rag dhismo guri ku dhex jira oo badankoodu magaalooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:War Antonio Guterres Golaha ammaanka iyo wadammada xubnaha ka ah Jimciyadda qurumaha ka dhaxeysa ayaa si aqlabiyad ah ku doortay Antonio Guterres oo u dhashay dalka Portuguese-ka si in uu noqdo madaxii 9-aad…