Rag Qorsheeyay Qarxinta Guri Ay Deggan Yihiin Soomaali Oo Lagu Xiray Maraykanka Sheeko:Dalka FBI-da dalka Mareykanka ayaa sheegtay in xukunno lagu ridayo Saddex nin oo qorsheynayey inay qarxiyaan dhisme ay deggen yihiin dad Soomaaliyeed. Saddexda nin ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Curtis Allen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadeynta Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Ka Socota India Maxkamad ku taalla dalka India gaar ahaan Magaalada Mumbai waxaa ka socota dhageysiga dacwad loo haysto dhallinyaro Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay iney kamid yihiin kooxaha burcad badeedda Soomaalida. Maalintii Saddexaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Ay Qabaan Al-shabaab Oo Laga Eryey Baardheere Maamulka degmada Baardheere ayaa soo saarey ammar ah in haweenka ay qabaan ragga ka tirsan Al-shabaab kuna nool degmadaasi in ay degdeg uga baxaan degmadaasi. Waxa uu maamulka degmada Baardheere…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo La Kulmay Madaxweyne Guuleed Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaare oo maalintii shalay ahayd gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu la kulmay madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caddeyn Loo Waayey Dacwad Loo Haystay Shirkadda Soma Oil Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya waxay soo dhoweyneysaa xukunka ay gaartay Maxkamadda Sare ee Boqortooyada Ingriiska ee ku saabsanaa baaritaankii uu waday Xafiiska Baarista Musuqmaasuqa Daran (Serious Fraud Office) oo…