Interpol oo Gacanta Ku Dhigay Hub iyo $460 Milyan oo Sharci Darro ah Sheeko:Wararka Caalamka Booliska Dambiyada Caalamiga ah ee Dunida ‘Interpol’ ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen lacago sharci darro ah oo gaaraysa illaa 460 Milyan oo doolar iyo hub fudud oo isna gaaraya… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Ismaaciil Hurre Buubaa oo Xisbiga Kulmiye Ku Dhaliilay Siyaasad Xumo Pro. Ismaaciil Hurre Buubaa wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, hadana ah xubin ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xisbiga Kulmiye ee maamula Somaliland waxa uu ku dhaliilay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Farqiga u Dhaxeeya Qorayaasha Da’da Yar Iyo Kuwa Waayo Joogga Ah Inaad qorto Buug Ama maqaal dadka raali galiya waxa ay u baahan tahay dadaal dheeraad ah oo Sanadahan dambe waxaa soo kordhay dhallinyaro dhiiranaan Buug qoris la imaanaysa. Inta la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Dagaalka Gaalkacyo Halagu Bedalo Wada Hadal Maamulka Jubbaland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaallada kusoo noqnoqday magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya maamullada Puntland iyo Galmudug. Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee maamulkaasi Suldaan C/qaadir Luga Dheere…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad Ku Taalla Maraykanka Oo Dambi Ku Heshay Haween Soomaali Ah Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa waxaa mar kale kasoo muuqday haween Soomaaliyeed oo lagu eedeeyey iney xiriir dhow la leeyihiin Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya. Maxkamadda gobolka Virginia ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo, J/hoose Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Bam oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Fariisin ay ciidamada ammaanka Jubbaland ku lahayeen magaaladaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay B/weyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgal ballaaran ka sameeyeen magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasi oo shalay uu ka dhacay qarax xooggan.…