Donald Trump: Soomaali Qaxooti Ah Oo Aan Loo Baahneen In Uu Dalka Joogo Ayaa Dadkeena Dhaawacay Sheeko:Dalka Madaxweynaha La doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa sida lagu yaqaano tweeter-ka kula dagaalay Soomaalida gaar ahaa ninkii ardeyda dhaawacay isagoo sheegay in ay ISIS ay ka faa’ideysteen. Donald Trump… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Hogaamiyeyaasha Qaran Oo Ku Baaqdey Dhameystirka Kuraasta Harsan Ee Doorashooyinka Madasha Hogaamiyeyaasha Qaran (MHQ) waxey bogaadisay doorashooyinka dalka ka socda oo maraya heer gabo-gabo ah, isla markaasna ay ku ammaanayaan guddiyada doorashooyinka sida habsamida leh ee ay u fuliyeen doorashooyinka.…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Lagu Doortay Baydhabo Iyo Cadaado Magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur Galbeed ayaa maanta lagu doortay illaa seddex kursi oo ka tirsan golaha shacbiga Soomaaliyeed. Kursiga koowaad waxaa ku tartamayay afar musharrax oo kala ah Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Liiska Musharraxiinta Aqalka Sare Ee Somaliland Guddiga doorashooyinka dadban ee Heer maamul goboleed, Somaliland ayaa soo saaray musharraxiinta xubnaha aqalka sare u tartamaya ee gobollada Waqooyi (Somaliland) Musharraxiintan ayaa loo kala qeybiyey gobollada kala ah Waqooyi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Heshiisiineysa Beelo Dirirsan Masuuliyiinta ka tirsan Galmudug ee kormeerka nabadeed ku marayay degaanno xiriiriya gobollada Mudug iyo Galgaduud ayaa ujeedkoodu uu yahay sidii loo nabdeyn lahaa degaanno ay ka taagan tahay xiisad dagaal.…
1 daqiiqo Sheeko:War Doorashada Aqalka Hoose Oo Baydhabo Ka Socota Doorashada aqalka hoose ayaa ka billaabatay goor dhow magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Maanta ayaa lagu wadaa in seddex kursi lagu doorto magaaladaasi kuwaasoo kamid noqon doona golaha shacabiga…
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Doorashada Aqalka Hoose Oo La Hakiyay Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in maanta aynaan ka socon wax doorasho ah. Doorashada aqalka hoose ee ka socotay Jowhar ayaa hakad gashay kadib…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Heerka Abaarta Ka Jirta Gobolka Hiiraan (Sawirro) Safar qaatay 48 saac, masaafo ahaanna gaarayey ku dhowaad 200 oo km ayaa kula kulanay dadka dhibaatada aay kasoo gaartay abaaraha kajira Gobolka Hiiraan, maadaama gobolka ay usoo roob raadsadeen…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Yaa Fashiliyay Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Oo Maanta Lagu Ballan-sanaa? Maanta, waa 30-ka November 2016-ka, shacabka Soomaaliyeed waxaa ay sugayeen in dalka uu yeesho madaxweyne cusub, taasi ma dhacin, lamana hayo xataa maalin kale oo la sheegi karo in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir: Waa La Hakiyey Caymiskii Gaadiidka Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in la hakiyey lacagihii caymiska ahaa ee laga qaadayey gaadiidka kadib cabasho ay sameeyeen darawallada gaadiidka dadweynaha ee Muqdisho. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Xalane…