Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa goor dhow waxay doorteen Kursiga Koowaad ee xubnaha aqalka sare maamulkaasi kaga soo aaddey.
Kursiga Koowaad waxaa ku tartamayey Cismaan Axmed Macow oo helay 73 cod iyo sidoo kale Cabdinuur Ibraahim Farey oo isna helay 24.
Guddiga doorashada ayaa ku dhowaaqay inuu guuleystay Cismaan Axmed Macow oo noqday Senator ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka.




From the comments